Turkiga oo 18 Shaqaale Ah Lagaga Afduubay Ciraaq
Turkiga(SLpost)-Turkiga ayaa sheegay, in siddeed iyo toban qof oo Turkish ah laga afduubay meel dhismo ka socday dalka magaalada Baqdaad ee Ciraaq. Niman wajiga iska...
Afaafka Hore Ee Xafiiska Itoobiyaanka Hargeysa Oo Maalmihii Ugu Danbeeyay Saxmad Ahaa
Hargeysa(SLpost)-Saxmad xoogan ayaa maalmihii ugu danbaysay ka muuqatay afaafka hore ee xafiiska dawlada Itoobiya ay ku leedahay Somaliland. tiradan dadka ee aadka u badan ayaa...
Cabdikariin Axmed Mooge Oo Ka Hadlay Sababta Ku Kaliftay Ololaha Qabyaalad Diidka
Hargeysa(SLpost)-Cabdikariin Axmed Mooge ayaa si faahfaahsan uga hadlay sababata ku kaliftay inuu horkaco wakhtigan ololaha qabyaalada lagu birburinaayo ee Somaliland, waxaan isaga oo arimahan...
Shirkadaha Doonaya In Lagu Wareejiyo Haamaha Shidaalka Oo Ku Calaacalay Inay Donayeen Inay Balaadhiyaan
https://youtu.be/xoPP6yVkn4c
Xisbiga Ucid Oo Beeniyay Xubintii Komiishanka Ugu Jirtay Inay U Soo Gudbisay Warqad Iscasilaad Ah
Hargeysa(SLpost)-Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa beeniyay in warqadii iscasilaada ay u soo gudbisay xubintii xisbigaas ugu jirtay komishanka doorashooyinka Cabdifataax Ibraahin Sheekh. waxa sidaas...
Ismaaciil Hure Buubaa Oo Hargeysa Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Sheegayna Inuu Horumarka Somaliland Ka Shaqayndoono
Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga caanka ah ee Ismaaciil Maxamuud Hure Buubaa ayaa saaka si diiran loogu soo dhaweeyay magaaladda Hargeysa. Siyaasigan ayaa ka soo kicitimay dalka Gadar oo...
Maraykanka Oo Muujiyay Walaaciisa Booqashada Madaxweynaha Suudan Ee Shiinaha
Hargeysa(SLpost)-Dowladda Mareykanka ayaa walaac ka muujiyay booqashada la filayo in madaxweynaha Sudan uu ku tago dalka Shiinaha, xilli Maxkamadda Caalamiga ay u jartay ruqsad...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

