HomeTurkiga Waa Dalka Labaad Dunida Ee Ka Ganacsiga Musalsallada, Sannad Kastana $280...

Turkiga Waa Dalka Labaad Dunida Ee Ka Ganacsiga Musalsallada, Sannad Kastana $280 Milyan Ayuu Ka Helaa

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Ankara (SLpost)- Agaasimaha fulinta ee shirkadda Global Agency ee dalka Turkiga Cizat Beyntu ayaa sheegay in dakhliga dalka Turkiga ka soo gala iibka filimmada taxanayaasha ah (Musalsal) ee talefishannadu ka iibsadaan ay sannad kasta gaadho 280 Milyan oo doolarka Maryakanka ah, halka siddeed sano ka hor uu dakhligaasi ahaa Boqol kun oo doolar oo keliya.

Agaasimaha oo ka hadlayey kulan-aqooneed ay uu soo qaban qaabiyey golaha iskaashiga caalamiga ah, kaas oo lagaga hadlayey raadka uu fanku ku leeyahay dhaqaalaha. Beyntu waxa uu sheegay in dalkiisu uu horumar ka gaadhay soo saarista musalsallada oo suuq eyn oo caalamiya ka helay dunida. Dhinaca kalana Teymor Sawuji oo ah ninka soo saaray musalsalka caanka ah ee ‘Xariiimu Suldaan’ ayaa sheegay in illaa hadda dalalka musalsalkiisan iibsaday ay marayaan afartan, halka qiyaasta tirada dadka daawadayna ay ka badan tahay Afar boqol oo Milyan oo qof dunida oo dhan.

Sawuji waxa uu intaas ku daray in raadka ay musalsalladani ku yeesheen dhaqaalaha Turkigu uu yahay mid muran la’aan ah, oo tusaale ahaan waxa ay samaynta filimadu abuurtay fursado shaqo oo badan. Marka laga tago kuwa sida tooska ah uga shaqeeyana waxaa isaguna jiro dhaqdhaqaaq suuqa ah, si korodhka meheradaha iyo shirkadaha dharka munsaabadaha gaarka ah soo saara iyo shirkadaha qurxinta iyo qalabka la isku qurxiyo. Isaga oo hoosta ka xariiqay in dalka Turkigu uu saddexdii sano ee u dambeeyey Caalamka kaalinta labaad kaga jiray dhoofinta iyo ka ganacsiga filimada taxanaha ah (Musalsalka). 

Xigasho Geeska Afrika

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories