Dagaal Beeleed ka Dhacay Deegaanka Qorriilay ee Gobolka Sool.
Sool(SLpost)- Wararka ka imanaya deegaanka Qorrilley ee gobolka Sool, ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dhinteen in ka badan 15 ruux, ayna ku dhaawacmeen...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Shacbiga Ku Hanbalyeeyay Ciidal Adxada
Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa shacabi weynaha reer Somaliland ku hanbalyeeyay ciidal Adxada oo caawa soo galaysa, waxa uu madaxweyuu sidoo kale shacabka hawada...
Guddoomiyahii Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Ee Somaliland Oo Is Casilay
Hargeysa(SLpost)-Xasan Waraabe Cade oo ahaa guddoomiyaha xidhiidh ciyaaraha fudud ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu xilkaas iska casilay shalay, waxaanu dhalinyarada reer Somaliland u...
Malaayiin Xujaaj ah oo Maanta Taagan Buurta CARRAFA.
Makkah(SLpost)- Maanta oo ay tahay maalinta ugu muhiimsan maalmaha gudashada acmaasha xajka ayaa malaayiin xujaaj ahi dul taagan tahay buurta Carrafo si ay u...
Wasiir Samsam oo sheegtay in Midawga Yurub ku Kalsoonaadeen Nidaamka Maaliyadda Somaliland
Hargaysa(SLpost)-Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa sheegtay in xafiiska Maaliyadda Somaliland uu kalsooni badan ka kasbaday ururka Midawga Yurub, qaadhaan bixiyayaasha iyo...
Shilalkii Ugu Dhimashada Badnaa ee ka Dhacay Xaramka Inta la Ogyahay.
Shilkii dhowaan ka dhacay xaramka barakaysan ee Makkah oo ay ku naf waayeen 107 ruux oo ka mid ah xujaajtii sannadkan 2015ka isu diyaariyey...
U diyaargarawga Ciidda ee Suuqyada Hargeysa Iyo Ciidamada Booliska oo Ammaanka Adkeeyay.
Hargeysa(SLpost)-Ciidda Carafo oo ku began maalinta berri ah ayaa si weyn looga dareemayaa suuqyada caasimadda Somaliland ee Hargeysa. Dad aad u tiro badan ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

