Madaxda Qaranka oo Shacbiga Goobo Kala Duwan Salaaddii Ciidda Kula Tukaday
Hargaya(SLpost)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta salaadda Ciidal Adxa awgeed la ciiday shacbiweynaha reer Somaliland, isaga oo kula tukaday Masjid Jaamaca...
More than 300 killed in Saudi Hajj stampede
At least 310 people have been killed in a stampede at the annual Hajj pilgrimage, Saudi Arabia's civil defence directorate said. The directorate said...
Xisbiga Waddani oo Jawaab ka bixiyey Hadalkii Guddoomiyaha Kulmiye
Hargeysa(SLpost)-Xukumadda iyo Xisbiga Kulmiye ayaa qoraal ay wada jir u soo saareen waxay ku dureen guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo xisbigiisa Waddani oo ay dusha...
Taliye-xigeenka Laanta Socdaalka oo Shallay la xidhay
Hargaysa(SLpost)- Taliye ku xigeenka laanta socdaalka Somaliland, gaashaanle dhexe Maxamed Saleebaan Xasan (Sablaale) ayey ciidammada amaanku shalay xabsiga u taxaabeen. Xadhigga taliye ku xigeenka laanta...
Guddoomiyeyaasha Kulmiye iyo WADDANI oo Shacabka ku hambalyeeyey Fadliga Munaasibadda Ciidal-Adxaha
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyeyaasha Xisbiyada Kulmiye iyo Waddani, Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), ayaa shacabka Somaliland ku hambalyeeyey dabbaal-degga munaasibadda Ciidal-Adxaha oo...
Wasiirka Biyaha JSL oo Kormeer ku soo maray ceelasha biyaha Boorame.
Wasiirka Wasaaradda biyaha ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa safar xaalad ogaan ah ku tagay ceelasha biyaha ee magaalada Boorame ee Xarunta gobolka Awdal. Kormeerkan ayaa...
Ramaax oo ka Warbixiyey Heshiishkii Diridhaba Sheegayna in uu Shaqada ka Joojiyey Isuduwihii Ciyaaraha ee G.Awdal.
Awdal(SLpost)-Badhasaabka gobolka Awdal Maxamuud Cali Saleebaan Ramaax oo ka soo laabtay safar ay Somaliland Heshiis kula soo sexeexanaysay Deegaanka Ismaamulka Soomaalida ee Itoobuya oo...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

