HomeDagaal Beeleed ka Dhacay Deegaanka Qorriilay ee Gobolka Sool.

Dagaal Beeleed ka Dhacay Deegaanka Qorriilay ee Gobolka Sool.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Sool(SLpost)- Wararka ka imanaya deegaanka Qorrilley ee gobolka Sool, ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dhinteen in ka badan 15 ruux, ayna ku dhaawacmeen tiro kale oo badan, kadib markii uu deegaankaasi ka qarxay dagaal beeleed saaka arroortii.

Dadka dhintay iyo kuwa dhaawacmay,ayaa u badan dhinacyadii dirirtu dhex martay ee ka soo kala jeeda laba beelood oo deegaanlkaa wada dega.

Waxa kale oo la soo sheegayaa in dhaawacu kor u sii dhaafayo sagaal ruux, waxaana la gubay gawaadhi dhawr ah kuwa kalena waa la kaxaystay sida uu sheegay Gudoomiyaha Degmada Burtinle.

Dadka dagaallamaya oo xoola dhaqato reer miyi ah, ayay colaaddoodu in muddo ah soo jiitameysay, kuwaas oo dagaalkooda salka ku haya arrimo ku saleysan dhulal iyo daaqa xoolaha.

Is-gaarsiinta deegaanka Qorrilley oo aad u xun darteed, ayey warirayaashu soo sheegayaan in ay adag tahay in la helo faahfaahin dhameystiran oo ku aaddan dagaalka saaka ka qarxay halkaasi. Laakiin warar hadda na soo gaadhay ayaa sheegaya in laga cabsi qabo ciidamo hubaysan oo ka soo baxay magaalada Laascaanood kuna soo jeeda halka ay labada ciidan beeleed isku hor fadhiyaan.

Labadan beelood ayaanay ahayn markii ugu horaysay ee dagaaladu dhex maraan laakiin dagaalkan ayaa soo socday mudo  ka badan 10 sano, heshiisyo dhawr ahaa oo la dhex dhigay ayaa iyaguna fashilmay.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories