Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Kelmad Waxyigu ku Bilaabmay oo Ku Fadhida Il-baxnimada iyo Xaddaarada Ummadda Islaamka

  Quranku waa mucjisada ugu wayn ee u Ilaahay soo dejiyay, kuna so dejiyay Nebigiisa (NNKHA), uguna layaabka badan inta u bina’aadamku jiray. Waxa u...

Baashe Maxamd Faarax Iyo Wafti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Deegaanka Qoriiley

  Laascaanood(SLpost)-  Guddoomiye xigeenka koowaad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa gaadhay degaanka Qoriiley oo ku yaala koonfur-bari gobolka Sool, halkaasi oo shaqaaqo...

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo si Adag Uga Hadlay Xadhiga Suxufiyiinta, Salaadiinta Iyo Fannaaniinta

Hargeysa(SLpost) Guddoomiyaha maxakamadda sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali, ayaa sheegay inay dejiyeen hanaan cusub oo ay raacayso cidda cabasho ka qabta Saxaafadda islamarkaana...

Edward oo Ka  Tirsanaan jiray Sirdoonka Maraykanka Oo Sheegay in Usaama Bin Laadin Noolyahay

  Moscow (SLpost) Ninka fashiliyey sirro ammaaneedka Maraykanka ee Edward Snowden oo hore uga tirsana hay’adda hawlaha ammaanka u qaabilsan Maraykanka ee NSA, ayaa soo...

Madaxweynaha Iran oo soo gabagabaynaya Booqashadiisa Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Iran, Xasan Ruuxaani, ayaa soo gabagabaynaya booqashadiisa Qaramada Midoobay ee New York, si uu uga qeybgalo xus lagu sharfayo xujaajtii Sacuudiga ku geeriyootay...

WAA MUSTAQBALKII BERRI

  Waa Nin xoog ah oo ku jira Da’ada labaatameeyaha, waa nin qurxoon oo ilahay u dhaliyey quwad waa nocii la odhan jiray laba-lafood, waxaan...

Badhasaabka Daadmadheeh oo Xidhay Madax Dhaqameed Sheegay Khilaaf U Dhexeeya Isaga Iyo Maayarka

Oodweyne(SLpost) Maamulka Gobolka Daad-madheedh ayaa habeenkii  xalay xabsiga u taxaabay Saddex Caaqil iyo oday dhaqameed shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Oodweyne kuwaasi oo dhaliilay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img