Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Fannaaniintii Xidigaha Geeska Ka Tirsanaa oo Lagu Sii Daayey Amar Maxkamaddeed.

  Hargeysa(SLpost) - Wasiirka wasaaradda warfaafinta jamhuuriyadda Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, oo galabta shir jaraa'id ku qabtay xafiiskiisa ayaa caddeeyay in galabta xabsiga laga...

Israel Oo Duqaysay Gaza iyo Calanka Falastiin Oo Albaabka QM Laga Taagayo

    Gaza(SLpost)-Diyaaradaha dagaalka ee Israa'iil ayaa saaka duqeyn xaga cirka ah ka geystay Marinka Gaza, iyagoo sheegay in ay ka jawaabayaan gantaal laga soo ganay...

Dufcaddii 12aad oo Maanta ka Qalinjabisay Jaamacadda Hargeysa

  Hargeysa(SLpost)- Dufcaddii 12aad oo tiradoodu dhan tahay 930 arday ayaa maanta ka qalin jabiyay kulliyadaha kala duwan ee Jaamacadda Hargeysa, kuwaasi oo dhammaystay waxbarashada...

KENYA: Macallimiintii ka Cararay Waqooyi Bari Kenya oo ka Hawl-galay Deegaanka Kilifi

Kenya (SLpost)- Toddobaatan ka mid ah macalimiintii wax ka dhigi jiray dugsiyada hoose iyo kuwa sare ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya, ayaa u...

Muxuu Wasiir Biixi ka yidhi in Xumadda Loollanka KULMIYE ka baajisay safarka Madaxweynaha ee Ireland iyo Ujeeddada uu xambaarsan yahay?

Hargeysa (SLpost)- Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka hadlay sababata uu uga hadhay hadhay weftiga uu hoggaaminayo madaxweyne Siilaanyo oo dorraad...

Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo Muxaadaro ku sharraxay Aqoonyahanka iyo Kaalinta uu Bulshada ku leeyahay

DAAWO Muxaadaro Cusub oo Sheekh Mustafe XAaji Ismaacil ku sharraxay Cidda uu yahay ama Qofka Aqoonyahanka ah iyo nooca ay tahay Kaalinta uu Bulshada...

Hala Sii Daayo oo xorriyadooda haloo soo celiyo Fanaaniinta Xiddigaha Geeska iyo inta dulmiga ku xidhanba! – W/Q. Ifraax Cali Kirix

Dawladan hada wadanka ka talisa ee uu madaxwaynaha ka yahay mudane Axmed Maxamed Maxamuud ka hor intaanay ku guulaysan doorashoyinkii sanadkii 2010ki waxa jiray...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img