HomeMadaxweynaha Jabuuti Oo ka Dhex Sheegay Dalalka Reer Galbeedka In Ay Ku...

Madaxweynaha Jabuuti Oo ka Dhex Sheegay Dalalka Reer Galbeedka In Ay Ku Lug Leeyihiin Argagixisada

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Jabouti(SLpost)-Madaxweynaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle oo ka qayb-galay shir lagu qabtay New York oo lagaga hadlayey kooxaha islaamiyiinta ah ee ka dagaallama caalamka, sida kooxda ISIS iyo Al shabaab ayaa sheegay in xag-jiriintu ay bedeleen xeeladahoodii ayna billaabeen inay cabsi-geliyaan shacabka ku nool meelaha ay ka taliyaan.

 

Madaxwayne Geelle  ayaa dalalka reer galbeedka ku eedeeyay inay qayb ka yihiin sidii ay dhallinyaradu ugu biiri lahaayeen kooxaha xagjiriinta ah, isagoo xusay in marka ruux lagu dhibaateeyo Diinta uu haysto ay khasab ku noqonayso inuu xagjiriinta ku biiro oo uu ciirsi iyo miciin bido.

 

“Kooxaha mitidiinta ahi waxay billaabeen inay xeeladdo cusub adeegsadaan; taas oo ay dadka ku dhibaateynayaan. Waxaan idiin sheegayaa in xisbiyada ka jira dalalka Yurub qaarkood inay ku lug leeyihiin dhallinyarada xagjiriinta ku biiraya,” ayuu yidhi Geelle.

 

Wuxuu intaas ku daray. “Mudanayaal iyo marwooyin waxaan idiin sheegayaa in diinta Islaamku aanay ahayn argagaxiso. Marka Qof islaam ah la qabto ma ahan in lagu sifeeyo argagaxiso. Sidaa daraadeed waa inaad dadka Islaamka ah ka deysaan cadaadiska.”

 

Jabuuti ayaa waxaa kaga sugan Somalia hal guuto oo ciidammo ah kuwaasoo qayb ka ah howlgalka midowga Afrika ee Somalia AMISOM, iyagoo ka howlgala gobollada dhexe gaar ahaan gobolka Hiiraan.

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories