HomeMILLATERIGA BURKINA FASO OO AWOOD ISTICMAALAY

MILLATERIGA BURKINA FASO OO AWOOD ISTICMAALAY

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Mas’uuliyiinta dalka Burkina Faso ayaa sheegay in ciidamadoodu ay ku guuleysteen in ay la wareegaan xero milateri oo ay ku sugnaayeen ciidammadii ilaalada gaarka ee madaxtooyada ee ka dambeeyay afgambigii dhicisoobay.

 

Ciidammada dawladda ayaa isku gaadaamay xeradaasi ka hor inta aanay hubka darandooriga u dhaca iyo tikniko u adeegsan si ay xeradaasi milatari uga saaraan ciidamada ilaalada khaaska ah ee madaxtooyada ee diiday in ay hubka dhigaan.

Tirada dadka ku waxyeeloobay dagaalkaasi ayaan ilaa iyo haatan la kala ogayn.

Mas’uuliyiinta ku meel gaadhka ah ayaa tallaabadaasi ciidammadu qaadeen u arka shaqo wanaagsan.

Hasayeeshee waxaa ilaa iyo haatan meelna lagu sheegi karin ninkii ka dambeeyay inqilaabkii dhawaan dalkaasi ka dhacay, Janaraal Gilbert Diendere oo kal hore ugu baaqay ciidammada khaaska ah ee ilaalada madaxtooyada in ay hubka dhigaan.

Haseyeeyshee waxaa lagu tuhmayaa in uu magan-gelyo ahaan u galay dhismo diblumaasiyadeed oo Vatican-ka halkaasi ku leeyahay.

Janaraal Diendere ayaa dhowr hay’adood oo kuwa warbaahinta ah u sheegay in uu diyaar u yahay in uu wajaho cadaaladda balse ilaa iyo haatan isma uusan soo dhiibin

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories