HomeNin Hubaysan Oo Toban Qof Ku Dillay Gobol Ka Tirsan Maraykanka

Nin Hubaysan Oo Toban Qof Ku Dillay Gobol Ka Tirsan Maraykanka

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

 

Oregon(SLpost)-Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay, 7 kalana way ku dhaawacmeen kaddib markii uu nin hubeysan weerar ku qaaday machad ku yaalla gobolka Oregon ee dalkan Mareykanka.

 

Labo ka mid ah dadka dhintay ayaa la sheegay in ay geeriyoodeen xilli loo sii waday isbitaalka.

Toogashadan ayaa ka dhacday qeybta Seyniska ee machadka Roseburg iyada oo ay isla markaas uun bilaabmeen maadooyinka machadku.

Booliska ayaa sheegay in uu dhintay ninka weerarka geystay oo da’diisa lagu sheegay 26 jir kaasoo aqoon wanaagsan u lahaa dhismaha machadka uu weerarku ka dhacay.

Booliska ayaa sidoo kale baadhaya warbixin horleh oo muujinaya in ninka weerarka gaystay uu shalay boggiisa isku xidhka bulshada ku soo daabacay in uu weerar qaadi doono.

Weli waxaan caddeyn in qofka weerarka gaystay uu yahay kali iyo in ay jiraan cidkale oo weerarkaasi ku wehelisa, balse booliska ayaa isku gadaamay goobta uu weerarku ka dhacay dadkana uga digay in ay yimaadan halkaasoo 209 KM u jirta caasimadda gobolka Oregon ee Portland.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories