Waayaha Nolosha – Aadamiga iyo Garashada
“Nin ragga xaajooyinka lafagura ka mid ahaan jiray ayaa waxa uu beri dhegaystay guddi xeerbeegti ahayd oo arrin loo saaray. Ninkaas oo arrinta xogogaal...
Warbixin: Maalinta Barayaasha Adduunka Iyo Sida Looga Xusay Somaliland
Hordhac Macalinku waa baraha iyo hagaha ummadeed ee ka saara jahliga iyo si xun u fikirka. Macalimiintu waa kuwa gudbiya ama ku faafiya Waxbarashada adduunka...
Hargeysa: Nin Yemen u Dhashay oo Isku Hor Gubay Xafiiska UNHCR
Hargeysa(SLpost)- Mid ka mid ah qaxoontiga ka soo qaxay colaadaha Yemen oo u dhashay wadankaas Yemen, ayaa shalay dab isku qabadsiiyay xafiiska hay’adda qaxoontiga...
California oo Laga Sharciyeeyay in Bukaanku is Dili Karo
California(SLpost)-Gobolka California ee dalka Maraykanka ayaa ku biiray gobolada kale ee ogolaaday in si sharci ah ay dhakhaatiirtu ugu fududayn karaan in nafta laga...
Warbixin: Saamaynta Cimilada Kululaatay Ku leedahay Horumarka Afrika
Waxa Qoray Charles Ole Ngereza, Waxa soo Koobay Xuseen Kurdi Kooxda Qaaradda Afrika u qaabilsan wadahadalada caalamiga ah ee diirimaadka cimilada iyo isbedelkeeda ayaa go’aansaday inay...
Xulka Gobolka Hawd Oo Ka Hadlay Ciyaartii Ay La Yeesheen Awdal Iyo Warar Laga Faafiyey
Boorame(SLpost) Xulka Gobolka Hawd ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in rabshadaha ka dhacay garoonkii ay ciyaartu ka socotay iyo shiidka ay kala kulmeen...
Maamulka Khaatumo Oo Sheegtay In ay Ka Dambeeyeen Maxaabiistii Xabsiga Laascaanood Ka Baxsaday
Laascaanood(SLpost)-Maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horraysay ka hadlay maxaabiis ka baxsatay xabsiga magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool bishii lasoo dhaafay, kuwaasoo la sheegay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

