HomeBerbera: Maxkamadda Oo Fasaxday Suxufiyiintii Xidhnaa Ka dib Markii Waxba Lagu Soo...

Berbera: Maxkamadda Oo Fasaxday Suxufiyiintii Xidhnaa Ka dib Markii Waxba Lagu Soo Caddayn Waayey

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Berbera(SLpost)-   Wariye Axmed Siciid Maxamed iyo wariye Cabdiraxmaan Maxamed Cige ayaa xorriyaddooda dib u helay kadib markii maalmihii la soo dhaafay ay ku xidhnaayeen magaalada Berbera. waxaa loo haystay eedo la xidhiidha warar ay ka faafiyeen wasiirro lagu foodhyay mar ay shicibka u khudbadaynayeen. Sidoo kale waxa isaguna la soo daayey Hal-abuur Maxamed Xasan Cajaa’ib oo la xidhnaa.

 

Garsoorka Saaxil ayaa suxufiyiinta iyo abwaanka u celiyay xorriyadooda kadib markii Booliska iyo xeer ilaalintu soo dhammaystiri waayeen eedaha loo haysto, waxaannay maxakamaddu diidday 4 maalmood oo dheeraad ah oo xabsiga lagu sii hayo shakhsiyaadkan, taas oo booliska iyo xeer ilaalintu ku dalbadeen inay soo dhammaystirayaan eedaha loo haysto.

 

Magaalada Berbera waxaa isa soo taraya xadhiga wariyeyaasha oo noqday mid soo noqnoqday, balse ilaa hadda ma jiro wariye xukun maxakamadeed ku dhacay oo lagu helay dambiyo loo xidhay. Baaq uu guddoomiyaha maxkamadda sare dhawaan ayaa qeexayayey in aan la xidhi Karin suxufina ilaa dacwad lagu soo oogo oo si sharci ah loogu geeyo warqadda dalbashada, ama maxkamaddu ku socoto isaga oo suxufigu shaqadiisa iska wata.

 

Bahda garsoorka ayaa dib u habayn badan uu ku sameeyey guddoomiyaha maxkamadda sare Aadan Xaaji Cali Axmed, taas oo durba laga dareemayo caddaalad iyo u garnaqid sharci ah oo dadweynuhu dareemeen.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories