Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Xukunka Askarigu Ma Fiicna Oo Laba Nin Baynnu Ka Soo Aragnay……” Mujaahid Cali Gurey

Hargeysa(SLpost)-Mujaahid Cali Gurey oo qaar ka mid ah warbaahinta  kula hadley  magaalada Hargeysa ayaa waxaa uu ka Hadley loolanka ka dhex aloosan xisbiga Kulmiye,...

“Amniga iyo Anshaxa Ha la Ilaaliyo, Ruux Wanaagsan Ha Lagu Ciyaaro Hana Lagu walaaloobo” Gudida wanaag farista iyo Xumaan reebista

  Hargeysa(SLpost)-Gudida Wanaag farista iyo xumaan reebista oo kulan ay saxaafadda ugu waramayaan Hargeysa ku qabtay ayaa ka waramayey ilaalinta amniga iyo anshaxa inta lagu...

Deegaanka Beer Oo Laga Hirgaliyey Kuuliyad Lagu Baranayo Cilmiga Beeraha

    Burco(SLpost)– Dugsi cusub oo lagu baran doono culuumta beeraha ayaa laga furay deegaanka Beer ee gobolka Togdheer. Dugsigan oo la yidhaa Beer Agricultural School...

Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka). Qormada Lixaad

“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...

Meherkii Baaqday!  Qormadii 6aad

    Xamda waxa guriga ugu  yimi dumar u habar yara iyo hablo ay Ilmaadeer  yihiin, dumar war laga raacye waxa laga waraystay judhiiba meherkay ku...

“Tusaale ha Innoogu Filaato Hab Dhaqanka Hoggaamintii Kulmiye oo ku Suntan Mid Qabyaaladeed inuu Dalkii Furfuray Qaranimadiina Cidhiidhi Caliyey,” Cabdirashiid Xasan Mataan

    Musharaxa madaxweyne xigeenka ee xisibaga UCID Mudane Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa ka hadlay kanna dayriyey xaaladda qabyaaladeed ee dalku marayo, isaga oo ku eedeeyay...

“Waxa ay Musharaxiinta Intooda Badani isla Qaateen in Haddii Alle Idmo Sabtida aannu Qabanno Shir Weyn oo aanu Kaga Hadlayno Arrimaha Xisbiga” Xildhibaan Waabeeye

    Hargeysa(SLpost) - Garabka Xisbiga Kulmiye ee musharaxiinta ku bahaysan Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Samaale iyo Xildhibaan Kijaandhe ayaa markii u horaysay sheegay waxyaabaha ay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img