Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Kenya Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Dhiggiisa Somaliland
Nairobi(SLpost) — Gudoomiyaha maxkamada sare ee Kenya Dr. Willy Mutunga ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay gudoomiyaha maxkamada sare iyo ta Dastuuriga ah ahna guddoomiyaha gudidda...
Jamaal Cali Xuseen Oo Buugaag Hadyad ah Guddoonsiiyey Naadiga Akhriska HALKARAAN
Burco(SLpost)-Musharaxa madaxweynaha ee Xisbiga UCID, Jamaal Cali Xuseen ayaa deeq buugaag ah gaadhsiiyey maktabadda naadiga akhriska iyo qoraalka HALKARAAN ee Burco. Waxaana munaasibaddan ka...
Maraykanka Oo Go’aansaday In Ciidamadiisu Sii Joogaan Afghanistan
Washington(SLpost) - Madaxweynaha Mareykanka Brack Obama ayaa ku dhawaaqay qorshayaal ay ku sii joogayaan in ka badan 5 kun oo ciidammada dalkiisa ah gudaha...
Cibaadooyinka Fadliga Badan- Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil Haaruun
Somalilandpost Waxa uu halkan idiinku soo gudbinayaa muxaadaro aad u qiimo badan oo cinwaankeedu yahay CIBAADOOYINKA FADLIGA BADAN, Waxana soo jeedinaya Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil...
Raggii Fuliyey Qaraxii Turkiga Oo La Aqoonsaday
Ankara(SLpost)- Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa baahiyey aqoonsiga labadii qof ee fuliyey weeraradii ismiidaaminta ahaa ee magaalaada Ankara ka dhacay tododbaadkii tagay, iyaga oo sheegay...
Macalin: Haddii Lagu Hagraday Waa In Aad Hadashaa
Wasaarada maaliyadu in muddo ah waxay la kulmaysay madaxda wasaaradaha, hay’adaha kale ee dawlada iyo talisyada ciidamada kala duwan si qolo kasta loo la...
SOOL: Mashruuca Sahaminta Biyaha Magaalada Laascaanood Oo La Bilaabay
Laascaanood(SLpost)-Agaasimaha guud ee wasaaradda khayraadka biyaha Somaliland Dr. Cabdirisaaq Jaamac Nuur oo uu weheliyo gudoomiye-xigeenka gobolka Sool iyo maamulaha mashruuca horumarinta biyaha ee sanduuqa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

