HomeMeherkii Baaqday!  Qormadii 6aad

Meherkii Baaqday!  Qormadii 6aad

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Xamda waxa guriga ugu  yimi dumar u habar yara iyo hablo ay Ilmaadeer  yihiin, dumar war laga raacye waxa laga waraystay judhiiba meherkay ku heshiiyeen Xaamud  ee ay qabsatay qadarkiisa, waxay u shegtay inay ku heshiiyeen Konton Giraam oo dahaba, shan milyan ku dhawaad kaasha iyo kun doolar oo yarada, Hablihii marqudha wada kaceen  oo kor ugu dhawaaqen   “ naa maxaad tidhi hoogto ma konton giraam, bisinka naa miyaanad dhabnakaaga iyo dheehaaga arkayn, Quruxdeeda ku qaddo. Naa ka noqo oo ninka waxaad tidhaa Laba boqol oo giraam ka dhig, ragga sankaa laga tolaa halkuu kaa helay na ma  Liibiya miyaanad ahayn inna Naaleeye  Jookh. iyado kor u qaylinaysa indhahana galka kasoo saaratay oo aad moodo inay dagaalamayso  Ubax oo ay ilmaadeer ahaayeen Xamda. ” dhagayso Doqonyahay hablaha reerkeena mid qudha oo lagu meheriyay intaasi ma jirto, lacagta aad shegaysaana nus kagama dhacaysa Suleekha xoolihii laga baxshay, hudheelka aad meherka ka dhigteena maaha Casri waa laga tagay, halkeed ka dhoohantahay Xamda sawdiga jaamacadana dhigta naa yaanu ku harawsane ninka iska celi oo la hadal caawa.

Xamda oo niyad jabsan ayaa  lasoo hadashay Xaamud oo kasoo rawaxay shaqdii, waxay uga warrantay sida aanay ugu qanacsanayn ee ay rabto in uu yeelo, Xaamud wuu daalan yahay maskax ahaan iyo jidh ahaan wuxuu ku mashquulsanaa maalmahana arrinka meherka, lacago badanbuu soo amaahday oo asxaabtiisu kusoo kaalmeeyeen. Mushaharadii ururinaayay waxna doolar u bedel waxana sarrif. Macawis B.H.S ah iyo go’ shaala oo qaaliya shandadiisa ku hubsay. Wuxu tirinayaa saacadah ka hadhay meherka, wuxu isku gaygaynayaa kharashka baaqiga ah iyo halka uu ka dabaraayo. Xamda oo si kulul u hadlaysa yaa ku tdihi Xaamud   “ waxaan doonayaa inaan kaala hadlo meherkeena oo aad ka dhigto Laba boqol o giraam, lacagta doolarka ah ee yaradka ahna ku dar Kun doolar, gabaatigana kasoo dhig toban milyan, hudheelkana innaga bedel maaha mid shidan oo casriya, haddi kale meherkeena waan ka noqonayaa”

Amakaag iyo looma fadhi!  Xaamud oo daalana ka daadagi waa arrinkay Xamdi ka dhawaajisay yaab weynaa, kharash kuma hadhin oo wuxuu xistiyayaa ma jiraan taagti intuu hayay waxba lamu hadhine diyaari, qarashka ay caawa ka hadlayso Xamdina horay u qorsheeyeen oo ay uga wada hadleen. Waxa soo kiciyay muu fahmin wuxuu ugu jawaabay si degen intuu ku fadhiistay sariirtiisi oo uu iska bixiyay dharkii shaqada “ Xamdaay horaynu uga heshiinay dhamaan arrimahaa, hadda waxaynu maraynaa meeshi u danbaysay, hambalyadii arooskeena lagu jiraa oo sawiradii “ Commin soon” waynagii doraad gallay, Aabbahay wuu u yimi Aabbaha oo waala ballamay, waad ogtahay jeebkayga inaan awoodin qiimaha qadarka lacageed ee aad hal-xidhaalaha kaga dhigtay meherkeena, haddi aad igu galayso waxaan intaa aynu ku heshiinay ahayn diyaar uma ihi mana hayo ee ku abshir” La soco…………….

Maxamed Sidiiq Dhamme

Msadiiq1@gmail.com

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories