HomeRaggii Fuliyey Qaraxii Turkiga Oo La Aqoonsaday

Raggii Fuliyey Qaraxii Turkiga Oo La Aqoonsaday

Date:

Related stories

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

 

Ankara(SLpost)- Mas’uuliyiinta dalka Turkiga ayaa baahiyey aqoonsiga labadii qof ee fuliyey weeraradii ismiidaaminta ahaa ee magaalaada Ankara ka dhacay tododbaadkii tagay, iyaga oo sheegay in labada ninba ay xiriir la lee yihiin kooxda Daacish.

Iyaga oo soo xiganaya saraakiisha booliiska, ayaa warbaahinta Turkiga waxa ay sheegeen in mid ka mid ragga fuliyey weerarkii sabtida uu la dhashay naftii hure 33 qof oo taageerayaasha dhaqdhaqaaqa Kurdish-ka ugu dilay weerar bishii July ka dhacay magaalada Suruc ee ku dhow xadka Syria.

Saraakiisha ammaanka Turkish-ka waxa ay weerarada ku eedeeyeen kooxda Daacish, inkasta oo weli aysan jirin cid sheegatay mas’uuliyadda.

Qofka labaad ee weerarka fuliyey ayaa wxaa uu ahaa nin horey ugu jiray liiska naftood hurayaasha la tuhunsan yahay ee kooxda Daacish, oo dowladda ay isha ku haysay.

Ra’iisul wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa horraantii toddobaadkan shaaca ka qaaday jiritaanka liiska, balse waxa uu sheegay in ninkan la tuhunsanaa aan la xiri kareyn waqtigaas, maadaama uusan wax dambi ah geysan.

Shaac ka qaadistan, ayaa waxa ay horseedi doontaa eedeymo dayacaad oo ka dhan ah dowladda.

 

Somalilandpost Office, 2015

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories