Maxamed Xaashi Oo Ka Digay Dhibaatada ka Dhalanaysa Wareejinta Haamahana Kana Hadlay Baratanka Kulmiye
Hargeysa (SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Eng: Maxamed Xaashi Cilmi ayaa ka hadlay loolanka loogu jiro Musharaxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye, xilli aanu Madaxweynuhu...
Turkey oo Soo Riday Diyaarad Nooca aan Duuliyaha Lahayn Ah
Ankara(SLpost)- Turkiga ayaa sheegtay inuu soo ridday diyaarad aan la garaneyn cidda leh oo kusoo xadgudubtay hawada dalkaas ee dhinaca xuduudda Syria. Hadal qoraal ah oo...
Wasiir Cadami Oo Ka Hadlay Muranka Ka Aloosan Xisbiga Kulmiye Iyo Dhaawaca Taliyaha Qaranka Aagga Badhan
Hargeysa(SLpost) - Axmed Xaaji Cali Cadami, wasiirka gaashaandhiga Somaliland ayaa sharaxaad ka bixiyay dhaawac soo gaadhay taliyaha militariga badhan. Waxa uu sidoo kale sharaxay...
MUDANE AAN KU CAAYO SI LA II OGAADO INAAN JAAMACADDA KA SOO BAXAY OO AAN SHAQO U HELO
Waxaa ayaamahan danbe ku soo batay baraha dadwaynuhu ku kulmaan in dhalinyaro badan oo jamacadaha dalka iyo dibadiisaba ka soo qalan jabiyey ay barahaa...
Meherkii Baaqday! Qormadii 7aad.
Xaamud dooda adag ee uu kaga jawaabay dalabkeedii Xamda umay cuntamin may noqon, dalbkeedii muu ahyn miduuuga heshiiyeen qarashka meherka, qorshaha isbedelay waxa soo...
Suldaan Sabayse ooNaqdiyey Xildhibaan Cagayare
Hargeysa(SLpost)-Suldaan Mawliid Sabayso oo kamid ah salaadiinta Somaliland, ayaa jawaab kulul siiyey Xildhibaan Ismaaciil Cago-yare oo kamid ah Mudanayaasha Golaha Deegaanka Hargeysa, kaas oo...
Xukuumadda Somalia Oo Ka Jawaabtay Warar Ku Saabsan In AMISOM Xidhay Shaqaalihii Diyaaraddii Muqdisho Agteeda Ku Dhacday
Muqdisho(SLpost) - Warar soo baxay galinkii dambe ee Jimcaha ayaa sheegay in ciidamada midawga Africa ee Somalia ku sugan xabsiga dhigeen 6 shaqaale ah...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

