Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Saynisyahanno si Kedis ah ku Helay Dawo Lagaga Hortagi Karo Kansarka

  Waxa jira dawooyin badan oo si kedis ah lagu ogaado faa’iidadooda, tusaale ahaan dhawaan saynisyahanno Danish ah, ayaa si kedis ah u ogaaday in...

Qoraa Boobe Oo Hargeysa Ku soo Bandhigay Buugga Dhaxalreeb Labaad

  Hargeysa(SLpost)-Dhaxalreeb Labaad oo ah qaybta labaad ee buugga caanka ah ee Dhaxalreeb horaad oo uu qoray Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe”, buuggaas oo ay...

Madaxweyne Xigeenka Somaliland Oo Ku dhawaaqay in uu Musharax Madaxweyne-xigeen Yahay

Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Ahna Ku simaha Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa goor dhaweyd ku dhawaaqay in uu yahay murashax u...

Garab Gaashaanbuureed Musharaxiinta Kulmiye Ah Oo Shir Yeeshay Iyo Qodobo Afar ah oo Laga soo Saaray

    Hargaysa(SLpost)-Musharaxiinta Kulmiye ee kala ah Maxamed Biixi Yoonis, Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo xildhibaan Axmed Cabdi Nuur Kijaandhe, ayaa maanta munaasibad balaadhan oo Hotel Guuleed...

NINKII U HALGAMAY HADAAN LOO HOYN YAA KALOO HANAN

Aniga Oo Ah Suldaan Siciid Aadan Xirsi (Suldaan Cigale) Kana Mid Ah Saladiinta Gobolka Togdheer Waxaan Halkan Umada Reer Somaaliland Ugu Hanbalyeynayaa Sida Wadaniyada...

Warqad Furan Oo Ku Socota Madaxweyne Siilaanyo

Mudane Madaxweyne waxaan kuusoo dirayaa Salaan  Maamuuskeeda iyo Meeqaamkeeduba aad u Sareeyo , Shacbiga Somaliland waxay kuu codeeyeen 26-Jun 2010  iyadoo codka kalsoonida ku...

Aragtiyaha Dhaqaale iyo Hal-abuurka Soomaaliyeed

  Aragtiyuhu waa gumaro qaran hantiyo noloshiisa oo dhan ta ugu weyn, haddii qarankaasi yahay mid curdin ah (sida Soomaalilaand). Isla sidoo kale waa hadyadaha...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img