Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

XUKUUMADDA XURMO DARAN IYO XAALKEEDA MAANTA!

Qodobka 37aad ee Distoorkeenu sidan ayuu leeyahay: QODOBKA 37AAD AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA 1. Eebbaha ummadda Somaliland ku beeray geyigani waxa uu ugu deeqay...

Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Jaaliyadda Somaliland Ee Ingiriiska

London(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, oo khudbad u jeediyay jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa ku ammaanay doorka ay ka qaataan horumarinta dalka....

Xubnaha Golaha dhexe Kulmiye ma u hiilinayaan hiigsiga Xisbigooda?

Haddii la yahay taageere xisbiga Kulmiye iyo haddii aan la aheynba qabashada Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye oo loo mudeeyay 10ka Nofember 2015 ayaa...

Xuska 31-Guurada Maalinta Shuhadada ee SNM (17/10/1984kii – 17/10/2015ka) Qormada 7aad

“Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel...

Riyaddii Rumawday! Qaybtii Shanaad

-Ninkii Axmed ee ay saaxibka dhaw ahaayeen Ismaaciil,waxa uu galay mashquul maskaxeed,waxaana uu go’aansadday inuu Saaxiibkii Ismaaciil uu uga gar-gaaro dhamaan Baahiyaha Maanta la...

MASUUL, HA BALLAN-QAADIN WAX AANAD FULINAYN!

Tobankii sanno ee ugu danbeyey Somaliland waxa caado noqotey munaasibadaha iyo goobaha bulshadu ku kulanto, xafladaha, daah-furrada goobaha cusub, munaasibadaha qalin-jebinta ardayda. Waxa hab-dhaqan...

Bixinta Kaadhadhka Shirka Golaha Dhexe Ee Kulmiye Oo Maanta la Bilaabay Iyo Maxamed Kaahin Oo Ka Hadlay Xulashada Liiska Ergada ka qayb-galays

  Hargeysa(SLpost) - Guddoomiye xigeenka koowaad ee Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in saaka ay bilaabmatay diwaangalinta golaha dhexe ee Kulmiye, si ay uga...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img