HomeNuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Jaaliyadda Somaliland Ee Ingiriiska

Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland U Jeediyay Jaaliyadda Somaliland Ee Ingiriiska

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

London(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, oo khudbad u jeediyay jaaliyadda Somaliland ee dalka Ingiriiska ayaa ku ammaanay doorka ay ka qaataan horumarinta dalka. Khudbadda madaxweynaha oo dhinacyo door ah taabanaysay waxa uu kaga hadlay safarkii uu tagay Ireland iyo kullamo wasiiradiisu la yeesheen madaxda kala duwan ee ingiriiska.

 

Madaxweynahay ayaan soo qaadin arrimo laga filayay inuu si qotodheer uga hadlo. Madaxweynuhu wuxuuna indhaha ka laliyay xaaladda siyaasadeed ee kala qaybisay xukumaddiisa iyo xisbigiisa Kulmiiye ee ku salaysan musharaxnimada madaxweynenimo.

 

“Maadaama doorashooyin inagu soo fool leeyihiin oo ay qorshaysan yihiin inay dhacaan bisha March, 2017, waxaanu ku dedaali doonaa in xoogga la saaro sidii doorashadu wakhtigeeda ugu qabsoomi lahayd dalka oo dhan. Degmooyinka aan hore si fiican aanay doorashadu uga qabsoomi jirina waxaan ugu baaqayaa inay doorkan ka qayb qaataan. Waxa inagu waajib ah inaynu wada jirkeena iyo midnimadeennna adkayno oo nabad galyada ilaalino, iskana ilaalino inaanu tartanka doorashadu dhexdeena ka abuurin tafaraaruq. Shac biga Somaliland gudo iyo dibadba waxaan ugu baaqayaa inaynu meel uga soo wada jeedsanno madax banaanideeda. Shacbiga Somaliland waxaan ku ammaanayaa siday ugu midaysan yihiin qaddiyadda Somaliland,” ayuu yidhi Madaxweynuhu.

 

Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu jaaliyadda ku ammaanay dedaal uu sheegay inay dalka gudihiisa iyo dibadahaba ka wadaan”Dadka qurbejooga ahi  waa dadkii ka qayb qaatay horumarka dalka. Waxay lafdhab u yihiin dhaqaalaha dalka,” ayuu yidhi madaxweynuhu.

 

Madaxweynaha Somaliland wuxuu sidoo kale tacsi u diray dhalinyaradii ku geeriyootay rabshadihii ciyaaraha gobolada ka dhashay ee Boorama. Waxa uu sidoo kale tacsi u diray ehelada afar caruur ah oo ku geeriyooday badda Berbera.

Madaxweynaha Somaliland wuxuu sidoo kale uga warbixiyay jaaliyada socdaalkiisa Ireland iyo London.

 

Halkan Kaga Bogo Khudbadda Madaxweynaha:

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories