HomeXUKUUMADDA XURMO DARAN IYO XAALKEEDA MAANTA!

XUKUUMADDA XURMO DARAN IYO XAALKEEDA MAANTA!

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Qodobka 37aad ee Distoorkeenu sidan ayuu leeyahay: QODOBKA 37AAD AWOODDA IYO KARAAMADA QARANKA 1. Eebbaha ummadda Somaliland ku beeray geyigani waxa uu ugu deeqay awood iyo karaamo Qaranimo.

 

Shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa uu awooddaas iyo karaamadaas sida ku cad Dastuurka u igmaday dawlad ku dhisnaan doonta kuna dhaqmi doonta Dastuurka. Iska daa iney Karaamadii, Sharaftii iyo qiimihi qaranka ilaaliyaane iyagiiba kooxo u kala baxay oo waliba isku adeegsaday ciidamadii qalabka siday!

 

Wasiiro loo adeegsanayo RRU waxay iyagu cid u adeegsadaanba! Madaxweyne ku xigeen aan amarkisu soconeynin! Madaxweyne aan hal eray odhaneyn oo dalkii iyo dadku ka masuulka ahaa cidii khal khal ku wada ka qabaneyn! Xisbiga kulmiye waa xisbi kamid ah hantida qaranku leeyahay waana xisbi facweyn waanan soo dhaweynaynaa cidii ka soo baxda ee Alle swc u calfay balse siday ku socoto maaha sidii la yaqiiney.

 

Xafisyadii dawladu way madhan yihin, wasiiradii ayaa kooxo ah, cid ay ka haybadeysanayaan ayaan jirin, dalkii cadow haddii ku soo fool leeyahay cidii kamasuulka aheyd ma ogaba oo kursi ayaa u cad, shir isugu iman kari maayaan danta dalka iyo daryeelka danyarta lagaga hadlayo, xoolihii umadey hotelo ku cunayaan, dee tirin kari maynee Alle kuwan gees dalka ha u dhaafiyo.Diin qaban mayso, dadnimo eegi mayaan, dawladnimo qiimeyn maayaan.

 

xitaa xeerki ay dhigteen ku kala baxa is odhan maayaan. Gobonimadii ayey god madow ku rideen, Somalia ayey xalaaleeyiin in si bilaa shardi ah loola xaajoon karo, sixir barar ayey dalkii galiyeen, hantidii umadda ayey wada liqeen sida haamaha, dekada guryihii danta guud oo ay u danbeysay gurigi womans club ee mawel ka danbeeyey oo maanta ya ku kala faataxeysteen.

 

Waxbarashadii ayaa tayo beeshay, biyo la,aan ayaa jirta, abaar ayaa dadkii haysta iwm dhamaan ilaha adeega bulsho ee dawlad loo doorta ayey dayaceen caafimaadkuna kow ka yahay. Hadraawi muxu ka yidhi gobonimada gabeygisi gud gude? Gobannimadu waa libin ku taxan, geeddi nololeede Waa gumaro aadmigu hantiyo, guusha ugu weyne Haddii aan gantada loo adkayn, amase gaafaanta Guddo iyo waxay yeelataa, gulufo shaydaane Gaadaa dhexdeedaba ka kaca, maalin gelinkeede Gacmaa lagu xejaa amase way, galab dhaqaaqdaqye Waa lagu gam’aa amase way, geeri badisaaye Gob baa lagu noqdaa amase waa, lagu gumooba.

 

Ku eeg xaalada taagan maanta iyo xukuumadda xurmo daran.

 

Garyaqaan Barkhad Jamac Xirsi Batun

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories