Guddoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Xaaladdda Kulmiye Iyo Golayaasha Deegaanka Dalka
Hargeysa (SLpost)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ugu baaqay xisbiga KULMIYE inay loolankoodu noqdo mid sharciga xisbiga lagu...
Dadyahow Dawladnimo Ma Xafiiska Madaxweynaha ! Yaab
Somaliland oo maanta jirta muddo ku siman 25 sano jirtay ayaanay wali gobalada iyo degmooyinka dalka wada gaadhi maamulka iyo adeeygii looga baahan guud...
Soomaaliya: Dagaal ka Dhacay Beledwayne
Beleweyne(SLpost)- Iska horimaadyo culus ayaa saaka ka dhacay xaafadda Hawlwadaag oo ka tirsan magaalada Beledweyne ee gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu...
Shirkadda Gaadiidka Xamuulka Badda ee Caalamka ugu Weyn oo Isticmaali Doonta Dekedda Berbera
Berbera (SLpost)- Shirkad madaxbannaan oo qaabilsan gaadiidka xamuulka ee isaga kala goosha badaha caalamka, ayaa si rasmi ah u shaacisay inay isticmaali doonto dekedda...
Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay In 20 Sano La Kireeyay Haamaha Keydka Shidaalka
Hargeysa(SLpost)- Wasiirka wasaaradda ganacsiga Somaliland, Dr Muuse Qaasim, ayaa maanta si rasmi shaaca uga qaaday in haamaha keydka shidaalka ee Berbera, ee muranku ka...
Madaxweynaha oo Dalka Ku soo Laabtay Kana Hadlay Khilaafka Kulmiye Iyo Musharaxnimadiisa
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo iyo weftigii uu hogaaminayay ayaa maanta ka soo degay gagida Caalamiga ah diyaaraddaha ee Cigaal, iyaga oo ka...
MD. MADAXWEYNE SIYAASAD XUMADA IYO JAHAWAREERKA SHACBIGA KA SAAR OO MAWQIFKAAGA CADEE
Salaan dabadeed, beryahan dembe waxaa soo noqnoqonayay hadal nuxurkiisu yahay Madaxweynuhu Musharrax Maaha iyo Waa Musharrax, isaga ooh ore Madaxweynuhu hore u shaaciyey in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

