Axmed Xuseen oo Noqday Soomaaligii Ugu Horeeyay ee Loo Doortay Baarlamaanka Canada
Ottawa(SLpost)- Axmed Xuseen oo u tartamayay xisbiga Liberal ayaa noqonaya muwaadinkii ugu horreeyay ee Soomaaliyeed oo ku guuleysta taariikhda doorashooyinka baarlamaanka dalka Canada, isagoo...
THE SILENT KILLER: “LOWER YOUR BLOOD PRESSURE, EAT LESS SALT”
The World Health Organization (WHO) 2012 report shows that one in three adults worldwide have raised blood pressure. Complications of hypertension account for 9.4...
Maamulka Garoowe oo Sheegtay in Madaxweynaha Puntland Amray Sii Daynta Madaxda Komishanka Doorashooyinka ee Sanaag
Hargeysa(SLpost)- Maamulka Garoowe, oo ka hadlay xadhiga ay u gaysteen xubno ka socday komishanka doorashada Somaliland oo degaannada Badhan iyo Dhahar ka fulin lahaa...
Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Waxay Baylihisay Hawlihii Qaranka
27 Sept. 2015 madaxweynihii jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud wuxuu safar shaqo ugu kicitimay dalalka imaaraadka carabta iyo Jamhuuriyada Ireland markii uu casuumad...
Ra’iisal-wasaaraha Canada oo Si Raganimo leh u Qirtay in Doorashada Lagaga Guulaystay
Toronto(SLpost)- Xisbiga mucaaradka ee Libralka ee dalka Canada ee uu hogaaminaayo Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashooyiinkii guud ee dalkaasi. Xisbigan ayaa si weyn oo...
Cali Guray oo Naqdiyey Jawaabtii Madaxweynaha ee Musharaxnimadiisa Iyo Saamaynteeda Xisbiga
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha saddexaad ee Ucid, Cali Guray ayaa falanqayn ku sameeyay sababta madaxweyne Siilaanyo uga muquurtay inuu caddeeyo inuu yahay musharaxa Kulmiye ee madaxtinimo...
Madaxweynaha Jabuuti oo Abaalmarin Guddoonsiiyay Boqorka Sucuudiga
Riyad(SLpost)-Boqorka dalka Sucuudiga, boqor Salmaan Binu Cabdilcasiis, ayaa qaabilay hogaamiyaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, oo booqasho ku tagay waddanka Sucuudiga. Labada hogaamiye ayaa...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

