Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Dhan Baan Ahayoo, Dhedhexaad Ma Noqon Karo!

Anigu, Maxamed Baashe ahaan, waxa aan isku tiriyaa inta u qoolan ee u dabran danta guud, una xidhan ilaalinta qaddiyadda ummadeed. Sidaas awgeed, waxa...

Iskeerse oo Siyaasadda Ka Fadhiistay, Qabyaaladdana ka Digay

  Hargeysa(SLpost)-Siyaasiga caanka ah ee  Maxamed Cabdi Aadan (Iskeerse)  oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland, Kana tirsan xisbiga Kulmiye ayaa si rasmiya u sheegay inuu...

Hargeysi Waxay u Baahan Tahay Gole Deegaan oo ka Fayow Hab-Dhaqanka Isir Sooca.

Kadib lasoo noqoshadii madax banaanida Somaliland, Sidaynu ka war qabno,waxa bulshada Somaliland, sida ay go’aanka ugu qaateen, inay gooni uga go’een soomaaliya inteedii kale,...

XUKUUMADU KOLBA WAX AY JECESHAHAY AYUUN BAA SHARCI AH

Xukuumadu madaxweyne Siilaanyo waxay Haamihii shidaalka ee Barbera ku wareejisay shirkado ganacsi oo gaar loo leeyahay haseyeeshee talabaadaasi waxay dalka ka abuurtay buuq iyo...

Karis Xun Iyana Wax ku La’.

  Dastuurka Somaliland  waa Xeer ay ummadu  dhigatay oo  ay tahay inay hayadaha qaranku ixtiraamaan islamarkaana waxa weeyi ka dib loogu noqonaayo haddii uu muran...

Baashe Oo Ka Hadlay Mooshin la Hor Keenay Shirguddoonka

  Hargeysa(SLpost) -Kusimaha guddoomiyaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in mooshin 30 mudane soo gudbisay hor yaalo shir guddoonka. Mooshinka oo xildhibaannadu ku...

Madaxtooyada Oo ka Jawaabtay Eedo uga Yimid WADDANI Iyo Wareejinta Haamaha Shidaalka

Hargeysa(SLpost) - Madaxtooyada Somaliland, ayaa difaacday safarkii madaxweynaha iyo weedhihii madaxweynuhu ka yidhi madaarka Cigaal, kadib markii xoghayaha warfaafinta Waddani naqdiyay socdaalka iyo hadalka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img