Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Maraykanka Oo Canbaareeyey Booqashadii Bashar Al-Asad ee Ruushka

  Washington(SLpost)-War ka soo baxay aqalka Cad ee mareykanka ayaa si adag loogu cambaareeyay booqashada Madaxweynaha Suuriya Bishaar Al-Asad uu ku tagay magaalada Moscow ee...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 8aad

    Ka dib markii ay Baskii ka dageen waxay toos u abaareen Gurrigii Axmed iyo qoyskoodu ay ku noolaayeen,waxaana al-baabka ka furtay Inan(gabadh) u shaqaysa...

Madaxweyne ku xigeenka oo Iska Diiwaangeliyay Xafiiska Kulmiye, Khilaafkii la Xaliyeyna ka Hadlay

    Hargeysa(SLpost)-Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mud. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa bookhday xarunta dhexe ee xisbiga KULMIYE ee Hargeysa oo uu iska diiwaangeliyey, qaatayna Kaadhka diiwaangelinta...

Wareejinta haamaha shidaalku waa sharci daro  iyo  boob qaawan

Afeef: aniga oo raba inaan maanta ka hadalo xaalada kacsan ee gobalka saaxil iyo wareejinta haamaha waxaana ka afeefaynayaa inaan maqaalkaygu aanu ahayn mid...

Madaxweyne Siilaanyo Taariikhdaa Xusi Doonta‏

Jamhuuriyada Somaliland (dalkeena hooyo ) waa dhulka  ilaahay inagu uumay waa dal xorayntiisaba iyo yagleelidiisaba ay inagaga baxeen ama aynu ku waynay naf iyo...

Somaliland: Sign of The Times

  As President Ahmed Mohamed Mohamud "Silaanyo" returns, from a by all accounts a successful trip to the Middle East and Europe, he finds himself...

Xukuumadda oo Xeerar ilaa Dawladdii Cigaal la Sugayey u Gudbisay Wakiillada

  Hargeysa (SLpost) Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa markii ugu horeysay taariikhda waxaa ay maanta golaha wakiilada u soo gudbisay xeerar maaliyaddeed dhawr ah oo in...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img