Guddoomiyaha UCID Muxuu ka Yidhi Hadal uu Yidhi oo Dhallinyarada Awdal Dhibsatay?
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo sabtidii ka baxay Somaliland ayaa dalka dib ugu soo laabtay maanta, isagoo ay weheliyaan...
Sheekh Aadan Siiro oo Madaxtooyada Ku Dhaliilay Furfurista Dadka Somaliland Iyo Xaaladaha Dalka Ka Jira
Hargeysa(SLpost) - Sheekh Aadan Siiro, ayaa khudbadiisii jimcaha ee maanta kaga hadlay hogaaminta iyo aadaabta looga baahan yahay hogaamiyaha, waxa kale oo uu soo...
Qayb ka Mid ah Al-shabaab oo Daacish ku Biirtay
Muqdisho(SLpost) - Farac ka mid ah Ururka Al-shabaab ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda u taabacsan yahay kooxda la magac baxday Khilaafada Islaamiga ah ee...
Hal-abuur Yaasmiin Maxamed Kaahin oo Marti ku ah Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa
Yaasmiin Maxamed Kaahin, Waa hal-abuur curisay suugaan tirabadan, sidoo kale waa qareen sharci oo bulshada u adeegta. Yaasmiin, waxay hal-abuurtay maansooyin tayo badan, tiradooduna aannay...
Uganda Oo Joojinaysa Tababarrida Ciidamada Soomaaliya
Kampala(SLpost)- Dowladda Uganda ayaa shaacisay inay joojinayso tababarrada ay ciidamadeeda ku sugan Somalia siiyaan ciidamada dawladda Somalia oo ay in muddo ah wadday. Warbixin kasoo...
Aqoon u Fahan Siyaasadda
Fahanka siyaasada waa fahanka aad garatid hadba dabaysha socota adiga oo cabiraya inay ku ogoshahay iyo in kale, xeel dheerida aad ku garatid dabayshaas...
Saynisyahanno Muuska ka Sameeyey Daawo Lagu Dili Karo Fayraska HIV, Jooniska iyo Hargabka
Saynisyahan muddo badan ku daba jiray sidii ay daawo ugu heli lahaayeen faryasyo kala duwan oo sababa xannuuno halis ah, ayaa ku guulaystay in...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

