Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

“Waxaan qabaa Madaxweynuhu in Aannu Marnaba kala Raacayn Musharaxiinta KULMIYE” Xildhibaan Kijaandhe

  Hargaysa(SLpost)-Xildhibaan Axmed Cabdi Nuur (Kijaandhe), oo ka tirsan golaha wakiillada JSL ahna Musharax u tartamaya jagadda Madaxweynaha ee Xisbiga KULMIYE dhexdiisa, ayaa waxa uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya Muxuu ka Yidhi Mawqifka Dalkiisa ee Qadiyadda Somaliland?

  London(SLpost)-Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Dr. Tedros Adhanom, ayaa sheegay in Itoobiya Somaliland u aragto qayb ka mid ah Somaliya islamarkaana in xal laga gaadho...

Riyaddii Rumawday! Qeybtii 9aad

    Axmed waxa uu sii ambo-qaadayaa sharaxaadii uu wali kasii siinayay Saaxiibkii Ismaaciil Nolasha qoyskooda iyo ta Ehelkooda,waxaana uu intaas u raaciyay: “ Aabbo isna...

“Wareejinta Haamaha Shidaalka Waa La iskaga Daba Imanayaa, Xukuumad ha Ahaato ama Ganacsade ha Noqdee” Xildhibaan Rayte

    Hargeysa(SLpost)-Xildhibaan Ibraahim Jaamac (Rayte) oo ka mida Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne SIILAANYO inay iska indho-tirtay go’aankii Golaha Wakiilladu ku...

Kiiniya oo Maxkamadda ICJ u Gudbisay Caddaymo La Xidhiidha Muranka Badda ee Soomaaliya u Dhexeeya

  Nairobi(SLpost)-Xukuumadda Kenya ayaa u gudbisay QM caddaymo la xidhiidha muranka xuduud-badeedka ah ee kala dhexeeya Somalia, iyadoo xukuumadda Kenya ay doonayso in murankan lagu...

DHACDOOYINKA MASIIRIGA AH EE U BAAHAN IN KULMIYE TIRADDA KU DARSADO

“Dulin iyo qaniin baa Igu deeddamaayoo Dalooshuu is leeyahay Ninba meesha ugu dagan Ee dubkayga tuunbada Degdeg looga sudhan karo.” Abwaan Gaarriye- Daba-taxan   Musharaxiinta Madaxweynenimadda  xisbiga KULMIYE waxay ku heshiiyeen inay...

London: Xafladda Furitaanka Somali Week Festival 2015 iyo Wacdarihii Madasha (SAWIRRO)

Waxa xalay magaalada London ee dalka Ingiriiska ka furmay Bandhigga Todobaadka loogu magacdaray SOMALI WEEK FESTIVAL oo sannadka Kasta 24-ka bisha October lagu qabtay...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img