Saylici Iyo Muuse Biixi oo Munaasibad Balaadhan oo Taageero ah Lagu Qaabillay
Hargeysa(SLpost) - Aqlabiyadda xubnaha Golaha Dhexe ee KULMIYE ugu jira beelaha deegaannada gobollada Sool iyo Sanaag bari, ayaa taageeradooda tartanka xisbiga gudihiisa siiyey murrashaxiinta...
MUUQAAL: Wasiir Caddami oo Sharaxaad Kooban ka Bixiyey Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Hargeysa(SLpost)-Halkan hoose ka daawo wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga kana mid ah gudida farsamo ee shirka golaha dhexe ee Kulmiye oo tafaasiil dheeraad ah ka bixinaya...
Musharax Jamaal oo Reer Awdal Xaal ka Siiyey Hadal Guddoomiyaha UCID ka soo Yeedhay Iyo Khilaaf ka Dhex Dilaacaya
Dubai(SLpost) - Khilaaf ayaa ka dhex bilaamay xisbiga mucaaradka ah ee Ucid, waxaana khilaafkaasi soo shaac saaray musharaxa jagada madaxweynaha Ucid Jamaal Cali Xuseen,...
Maxakamadda Gobolka Saaxil oo ka Warbixisay Xadhiga 6 Qof oo loo Haysto Tuhunno Amni Darro
Hargeysa(SLpost)- Guddoomiyaha maxakamadda gobolka Saaxil, ayaa sheegay in ilaa 6 qof oo u xidhan tuhun ku saabsan inay falal nabadgalyo darro abaabulayeen xabsiga ugu...
WADDANI oo Naqdiyey Wariye Burco lagu Budheeyay
Hargaysa(SLpost)-Xoghayaha warfaafinta xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) ayaa xukumadda ku naqdiyay wax ka qabasho la’aanta wariye todobaadkii dhammaaday lagu garaacay...
“Tartanka naga Dhexeeyaa Waxaan Rajaynayaa inaanu na kala Kaxayn Doonin” Samaale
Hargaysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Maxamed Samaale ayaa sheegay inaanay waxba ka jirin in madaxtooyada Somaliland u diiday kaadhka dhirka golaha dhexe...
SOMALILAND: Dood Cilmiyeed lagu Qabtay Jaamacadda Nugaal ee Laascaanood
Laascaanood(SLpost) -Waxaa maanta lagu qabtay dood-cilmiyeed ku saabsan doorka ay ku leeyihiin dhallinyaradu horumarka bulshada xarunta Jaamacadda Nugaal ee ku taalla magaalada Laascaanood ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

