Yearly Archives: 2015

spot_imgspot_img

Aragtida Muuse Biixi ee Aqoonsi Raadinta

Haa, waa madaxwaynaha xiga siilaanyo hadii wadku daayo, in taa la odorosaana uma baahna PhD iyo faal toona.  Haddii wali qaarkiin naawilayaan qaybtii labaad...

BERBERA: Hakad La geliyay Dhaaminta Booyadaha ee Haamaha Keydka Shidaalka Muran Xaga Cashuurta ah Darteed

  Berbera(SLpost) - Booyadaha shidaalka ka qaada Kaydka haamaha shidaalka Berbera ayaa saaka hakad la galiyay kadib markii uu soo baxay muran ku saabsan cashuur...

90 Suxufi Oo Tobabar loogu Qabtay Hargeysa

  Hargaysa(SLpost)-Akaademiga Nabadda iyo Horumarka Somaliland Qeybtiisa Maqal-muuqaalka Wareegga (MAVU), ayaa tababar kor loogu qaadayey tayada mihnadda saxaafadda u qabtay in ka badan 90 suxufi...

Ujeedada Wefti Imaaraadka ka Socda Oo Somaliland Yimid

Hargeysa(SLpost)- Wefti ka socda hay’addaha Imaaraadka carabta ayaa soo gaadhay magaalada Hargeysa, waxaana wehelinayay safiirka dhawaan loo magacaabay Imaaraadka Baashe Cawil. Ujeedka socdaalka weftigan...

 Wargelin ku Socota Xubnaha Golaha Dhexe ee Kulmiye

    Diyaargarawga shirka golaha dhexe ee 10ka bisha innagu soo foolka leh Hargeysa ka qabsoomi doona ayaa dhawaanahanba ka socday xafiiska dhexe ee xisbiga. Gudida...

Shirkaddaha La Wareegay Haamaha Shidaalka Oo Ka Waramay Haan Dalooshantay

Berbera(SLpost) - Guddoomiyaha Shirkadaha Shidaalka soo dejiya ee dhawaan lagu wareejiyay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Xasan Maxamed Cige,ayaa ka warramay mid ka mid...

Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland oo ku Dhawaaqay Hankiisa Musharaxnimo

Hargeysa(SLpost) - Maareeyaha Hay’adda Waddooyinka Somaliland Xasan Cali Cismaan ayaa ku dhawaaqay inuu yahay Musharraxa Madaxwayne ku xigeenka isla-markaana uu ka dhex tartamayo Shirka...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img