HomeShirkaddaha La Wareegay Haamaha Shidaalka Oo Ka Waramay Haan Dalooshantay

Shirkaddaha La Wareegay Haamaha Shidaalka Oo Ka Waramay Haan Dalooshantay

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Berbera(SLpost) – Guddoomiyaha Shirkadaha Shidaalka soo dejiya ee dhawaan lagu wareejiyay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera Xasan Maxamed Cige,ayaa ka warramay mid ka mid ah Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera oo shidaal daadisay . waxa uu sheegay in dhammaan haamaha Shidaalku gaboobeen, una baahan yihiin dayactir rasmi ah.

 “Horta Haamuhu way gaboobeen dayactir rasmi ahna may helin illaa markii la dhisay, oo haantan imika dalooshantay waxaa sameeyay ingiriiskii xilli aanan aniguba jirin,  illaa wakhtigii la sameeyay iyo illaa xiliganna cidi may dayac tirin waxna kamay qaban. haantaa dalooshantay siday tahay ayaanay wada yihiin badankooduna waxay u baahan yihiin in si dhab ah loo wada hagaajiyo,” ayuu yidhi Mr Xasan Cige.

Xasan oo hadalkiisa sii wata ayaa intaa ku daray “Waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa shaqaalaha Haamaha oo masuuliyad wayn iyo xilba iska saaray si aan qasaare badani u dhicin oo shidaalkii ka wareejiyay iyo booyadihii suuqa ka soo gurmaday ee qaarna biyaha keeneen qaarna shidaalka wareejintiisa ka qayb qaateen.”

Waxaanu Xasan intaa raaciyay “ taasi waxay muujinaysaa haddaan haamaha la dayac tirin in aynu nahay dad foosto daloosha wax ku shubanaya oo anagoo shalay uun la wareegnay ayay durba sidaa u dalooshantay Haantaasi laakiin, waxaanu diyaar u nahay in aanu wax kasta oo ay u  baahan yihiin Haamuhu galino oo dalku yeesho haamo kayd shidaal ah oo la isku aamini karo waxna lagu shubi karo oo dhab ahaan u faya qaba.”Ayuu yidhi Guddomiyaha shirkahada midoobay ee la wareegay Masuuliyadda Haamaha kaydka shidaalka ee Berbera.

Somalilandpost, Office, 2015

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories