Wafti Somaliland ah Oo ka Waramay Safar Shaqo oo ay ku Tageen Kenya
Hargeysa(SLpost) - Wasiiro iyo Agaasime ka mid ah Xukuumadda Somaliland ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar qaatay todoba maalmood oo...
Wasiirka Waxbarashada oo Boorame si Xoog ah loogu soo Dhaweeyay Kana Qaybgalay Xaflad Loo Sameeyay Arday Caafimaadka Ka Baratay Jaamacadda Camuud
Boorame(SLpost)- Wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habbane iyo wafti balaadhan oo uu horkacayo ayaa maanta si weyn loogu...
Madaxwayne Siilaanyo oo Guddi u Magacaabay Hubinta Arrimaha Cabashadu Ka Taagantahay ee Shirka Golaha Dhexe ee Kulmiye
Hargeysa(SLpost)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta soo saaray digreeto uu ku magacaabayo guddi baadhis iyo hubin ku samaysa arimaha...
Daryeel Xumada Hooyooyinku Kala Kulmaan Xarumaha Caafimaadka Iyo Hirdanka Madaxda Dalka
Waxa maalinba maalinta ka dambaysa isa soo taraya khatarta caafimaad ee ay la kulmaan xiliga dhalmada Haweenka Somaliland ee ku umula Cisbataalada kala duwan...
Wasiirkii Hore ee Caddaaladda oo Wareejiyey Xil uu Sheegay in aannu Horaba u Hayn
Hargeysa(SLpost) - Wasiirkii hore ee caddaaladda Xuseen Axmed Caydiid, oo maanta si rasmi ah xilka ugu wareejiyay wasiirka cusub ee wasaaraddaas loo magacaabay Mudane...
SOOMAALIYA: Madaxweynaha oo Ka Hadlay Weerarka lagu Riiqday ee Al-shabaab Ka Fulisay Hotel Saxafi
Muqdisho(SLpost) - Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa cambaareeyay weerarka kooxda Al-shabaab ku qaaday hotelka Saxafi ee badhtamaha Muqdisho. Waxa uu sidoo kale tacsi...
US charges Burkina man with mosquito net fraud
New York - A Burkina Faso man has been charged with defrauding more than $12m out of the US government and a Swiss-based fund...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

