HomeWasiirka Waxbarashada oo Boorame si Xoog ah loogu soo Dhaweeyay Kana Qaybgalay...

Wasiirka Waxbarashada oo Boorame si Xoog ah loogu soo Dhaweeyay Kana Qaybgalay Xaflad Loo Sameeyay Arday Caafimaadka Ka Baratay Jaamacadda Camuud

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Boorame(SLpost)- Wasiirka cusub ee wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Mudane Cabdilaahi Ibraahim Habbane iyo wafti balaadhan oo uu  horkacayo ayaa maanta si weyn loogu dhaweeyay deegaanada Tulli, Dilla, Gorayacawl ilaa inta ay ka soo gaadhayeen magaalada Boorame.

Waxa soo dhawaynta wasiirka ka soo qaybgalay dadweyne aad u tiro badan, guddoomiyaha gobolka, maamulka waxbarashada ee gobolka, xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada iyo oday dhaqameed tiro badan. Xubno aad u tiro badan oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan wasiirka cusub iyaga oo sheegay in uu yahay nin aqoon badan leh isla markaana karti u leh in uu ka soo baxo xilkaa loo xilsaaray. Wasiirku waxa uu sheegay in uu Boorame u yimid ka qaybgalka xaflad loo qabanayo arday ka qalinjabisay kuuliyadda caafimaad oo xaflad caawa loogu qabanayo magaalada Boorame.

 

Halkan Hoose ka Daawo Soo Dhawaynta Wasiirka oo Muuqaal ah:

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories