HomeMUHIIMADDA IYO FAA’IIDA KA DANBEYSA NAASNUUJINTA

MUHIIMADDA IYO FAA’IIDA KA DANBEYSA NAASNUUJINTA

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

Waxaan maaqaalkan si qoto dheer ugu qaadaa dhigi doonaa faaidada caafimaad ee naas nuujinta.

Naas nuujinta faaido aad u wayn ayaa ku jirta, Allah  quraankiisa wuxuu  ku faray in Haweenka ay ilmahooda nuujiyaan labo sano, wuxuu allaah ku yiri:

( Hooyoonyinku ha nuujiyeen carruurtooda labo sano oo kaamil ah,waa ruuxii doona in uu nuujitaanka dhameystiro,Nimankana waxaa waajib ku ah in ay quudiyaan iyo in ay dhar u gadaan si macruuf ku jiro…).   in laba sano la nuujiyo Ilmah ayuu ku sheegay.
Waxaan isku dayayaa inaan idiin soo koobo faaidada naas nuujinta ay u leedahay cunuga iyo hooyadaba.

AHMIYADA AY UU LEEDAHAY ILMAH:
Waa cunto dabiici ah islamarkaan ka kooban dhamaan waxayabah nafeeqaya jidhka ibni admiga, – waxaa ku jira lactose badan kaasoo keena “Glactolipids + Fatty acids” kuwaasoo ka qeybta koriinka maskaxda, diraaso cusub oo la sameeyay waxa ay sheegtay ilmaha la nuujiyay ay ka maskax sareeyaan ilmaha aan la nuujin, waxa kale ku jirra maadad cholstrol oo ka hor tagta inuu dhiig fadhiisto xidida dhiiga – Proteinka ku jira caanaha hooyada waa brotiinada ugu sahlan ee caloosha ay shiido karto.
– Phosphate-ka ku yar caanaha hooyada waxay ka hortagtaa inuu calcium-ka yaraado, kaasoo aad ugu muhiimsan ilmaha

AHMIYADA AY HOOYADA :

Uma baahna diyaarin Dhaqaale ahaan, waa cuntada aduunka ugu raqiisan Waa cunto waqti walba diyaar ah, habeen, maalin iyo meel walba aad joogtid
Waxay saacidaa minka unuu xirmo oo dhiiga istaago markii haweenka ay dhalaan
Xiriirka hooyada iyo cunuga ayuu siyaadiyaa (Emotional satisfaction)
Wuxuu yareeyaa cancerka ku dhaca naasaha haweenka
Wuxuu dheereeyaa, ilmahaaga waqtiga u kala dhaxeeya (birth spacing) taasoo ka qeyb qaadata (Family plannig)

Caanaha hooyada waxaa ku jira wixii ka hortagi lahaa xasaasiyad inuu qaado cunugaaga “anti-allergic”, taasi oo yareyneyso cudurada qaar sida, neefta, sanboorka, iyo cuncunka maqaarka ku dhaca kuwaasoo laga keeno caanaha xoolaha.

Caanaha hooyada waxaa ku jira antibody IgA kasso albaabada ka xira proteino qalaad in laga dhuuqo xiidmaha, kuwaasoo qatar ku noqon kara ilmaha yaryar.
Ilmaha hooyadood naas nuujisay, waxay ka badbaadaan cudurka lafaha qaloociya ee “Rickets”, maxaa yeelay caanaha hooyada waxaa ku badan Vitamin D iyo Calcium/Phospate isku dheeli tiran
Caanaha hooyada waxay ka hortagaan in ilmaha ay ku dhacdo dhiig yari..
sidaa aawadeed waxaan maqaalkaygan uu hibeynaa dhamaan maamoyinka somaliyeed meelkasta oo ay dunida daafheed kaga uumanyihiin waan qoraal anfici doona qoysas faro baddan si aynu uu soo saarano jiil caafimada qabba waa inaan xooga saran talooyinkan wax ku oollak ah

W/Q:Nimcaan Cadaani Xuseen

Tell 063-4174513

E-mail:cadaani123@gmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories