Home’Waxaan ka Baqayaa Hadduu Jiitamo Tartanka Kulmiye ee Murashaxnimadu inay Dib u...

’Waxaan ka Baqayaa Hadduu Jiitamo Tartanka Kulmiye ee Murashaxnimadu inay Dib u Dhigi Karto inay Doorasho Dhacdo’’ Guddoomiyaha UCID

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa(SLpost)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng.Faysal Cali Waraabe, ayaa ka khadlay, khilaafka xisbul xaakimka KULMIYE, waxaanu sheegay haddii khilaafka KULMIYE, uu sii daba dheeraado ay suurtogal noqon karto in doorashooyinku dib u dhac ku yimaado, sidoo kale Gudoomoye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xisbiga kulmiye khilaafkiisa uu si xun u maamulay oo ay ka dhigeen arrin qaran. Guddoomiye Faysal Cali Waraabe, oo ku sugan caasimada dalka Kenya, ee Nairobi oo u warramayay laanta afka soomaaliga ee idaacadda BBC’da

”Horta waxa weeye, imika arrintaasi aad iyo aad bay dadka werwer u galisay, waxay tusisay calaamado dhistalabalaasayshan ah, anagoo kasoo baxnay murankii doorashooyinka kordhintooda haddana aanu haamihii galnay, haddana uu murankani dhashay, dadka waxay tusinaysaa Picture(sawir)xun, hase ahaatee waan ka raariday, arrintani waa arrin internal ah waa arrin xisbi, inkastoo xisbigu si xun u maamulay oo ay ka dhigeen arrin qaran oo olole ay galeen, oo loo baahnayn inay olole galaan gole dhexe oo 400 qof ah oo fadhiisanaya in la isku campaingn-gareeyo oo sidii uu shacbigu vote bixinayo loo abaabulo, waxa weeye daciifnimada siyaada politicianska Somaliland..’’ ayuu yidhi Guddoomiye Faysal Cali Waraabe.

Guddoomiye Faysal, oo ka hadlaya suurtagalnimada uu khilaafka KULMIYE doorashada dib u dhac ugu yeelan karo ayaa sababeeyay

‘’waxaan ka baqayaa oo aan anna ka baqayaa hadday jiitanto tartanka Kulmiye ee murashaxnimadu inay dib u dhigi karto hawlaha noo yaalla inay doorasho dhacdo’’ ayuu yidhi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay khilaafka KULMIYE.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories