Sheekh Aadan Siiro oo Naqdiyey Caaqil Hargeysa Lagu Caleemo Saaray
Hargeysa (SLpost)- Khadiibka Masjidul-Qubaa (Ex-Xawaadle) ee xaafadda Xawaadle ee magaalada Hargeysa Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Aadan Siiro) ayaa naqdiyey caleemo saarkii magaalada Hargeysa...
Soomaaliya oo Dib u dhisanaysa Safaaraddeeda Kenya oo Muddo Gacanteeda ka Maqnayd
Nairobi(SLpost) — Ra’iisal Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo maalmahaan ku sugnaa dalka Kenya ayaa maanta dhagax-dhigay Safaarada Somalia ay ku lahayd Kenya...
Xildhibaan Xukuumadda Ugu Baaqay Hubinta Tayada Cuntada Somaliland soo Dajisato
Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida ayaa ku baaqay in la sameeyo laababkii lagu baadhi lahaa...
Gurmadkii Shinnida
Waxaan doorbiday in aan fikirkayga la wadaago asxaabtayda u tafaxeydatay badbaada shinida oo ah khayraad ku qaaliya duulka uu Eebe ku manaysto, mudana in...
SIYAASADDU WAA BADAHA MADOW IYO BAN CIDLO AH!!!
Akhristaha qiimaha iyo qaayaha badanoow maanta waxaan ku eegayaa muwduucaygga qoraal, Siyaasadda iyo Siyaasigga iyo doorkoodda koboc iyo kufid ee is barar rooraaya. Siyaasaddu...
Waxa aan ku Noolahay Waddan uu Gaadhigu ka Qiimo Badan Yahay Qofka
W/Q- Mustafe Cali Diiriye Sidaynu ogsoonahay, xukuumaddu waxay u adeegta shacabka iyo danahooda, waxa ay masuuliyadda ugu wayni ka saaran tahay qofka bini aadamka ah...
Wasiirkii Hore ee Ganacsiga iyo Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Xaaladda Kulmiye
Hargeysa (SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbig Kulmiye ee la...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

