HomeWasiirkii Hore ee Ganacsiga iyo Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Xaaladda Kulmiye

Wasiirkii Hore ee Ganacsiga iyo Arrimaha Dibadda oo Ka Hadlay Xaaladda Kulmiye

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

 

Hargeysa (SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Ganacsiga Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa ka hadlay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbig Kulmiye ee la rajaynayo inuu Salaasada furmo, waxaanu tilmaamay inuu aad ugu rajo weyn yahay in Shirkaasi uu ku dhamaanayo guul iyo in si xalaal ah loo tartamo.

 

Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi siiyey ayaa sidoo kale baaq u diray Musharixiinta tartamaysa, waxaanu ugu baaqay inay wixii tuhun ah iska saaran, “Xisbiga Kulmiye waa Xisbi marxalado badan oo kale duwan soo maray, waa Xisbigii taladda dalka hayey, waa Xisbi balaadhan, Shirka Golaha Dhexe oo kaabiga inagu soo haya, maalmo yarna ka hadhsan yihiin waxa aan aad ugu rajo weynahay in Shirkaasi guul iyo gobonimo ku dhamaado, in iyada oo gacmaha la is wada haysto uu dhamaado, in iyada oo gacmaha la is wada haysto Shirka la galo, lagana soo baxo ayaan ku rajo weynahay, wixi Shirka Golaha ka soo baxana la wada taageero laguna wada kalsoonado la taageero  oo la dhiso, ayaan soo jeedin lahaa.

Musharixiinta tartamaya waa walaalo, waa isku xisbi, waa isku hadaf, inay is aaminaan, isku kalsoonadaan, wixii tuhuna ah ee ay kala qabaana inay iska saaran ayaan u soo jeedin lahaa iyo inay kalsooni tartanka ku galaan, oo aanay kala cadhoon, wixii farsamo u badan  in laga  heshiiyo, oo Guddida uu Madaxweynuhu u saarayna warbixintooda la dhagaysto.” ayuu yidhi Dr. Maxamed.

Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar  ayaa mar uu Bulshada la hadlaayey waxa uu yidhi“Bulshada Somaliland waxa aan ugu baaqaya inay ka shaqeeyaan wada jirkooda, wada shaqayntooda ilaalinta nabadgaliyadooda iyo qaranimadooda, Dawladdoodana ay ku garab istaagaan hawlaha ay Qaranka u hayso”

 

Xigasho: Geeska Afrika

 

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories