HomeXildhibaan Xukuumadda Ugu Baaqay Hubinta Tayada Cuntada Somaliland soo Dajisato

Xildhibaan Xukuumadda Ugu Baaqay Hubinta Tayada Cuntada Somaliland soo Dajisato

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

Hargeysa (SLpost)- Xildhibaan Maxamed Wali Warsame Cali oo ka mid ah mudaneyaasha Golaha Guurtida ayaa ku baaqay in la sameeyo laababkii lagu baadhi lahaa badeecadaha laga soo waaridayo dalka dibadiisa. Xildhibaan Maxamed Wali, ayaa  sheegay in dalka lagu isticmaalo cuntooyin dhacay oo aan la hubin tayadooda waxaana  uu tilmaamay in  loo baahan yahay guddidii mihnadlayaasha cuntooyinka. “Waxa  muhiim ah  in la sameeyo Guddi mihnadleyaal ah oo la mid ah ta caafimaadka oo baadha raashinka iyo badeecadaha quutal daruuriga ah ee  dibadda la innooga soo waarido.Waxay Guddidaasi innoo qaban lahayd inay bulshadda ka baadho raashinka oo ah mid saamayn caafimaad keenta,”ayuu yidhi Xildhibaanka oo aanu warkiisa kasoo xiganay Gudgude.

Xildhibaanku waxa uu majeertay siday dalka uga hawl-galeen Guddida mihnadleyaasha caafimaadka, oo uu ku dooday inay qabteen hawl-weyn oo loo baahnaa. “Budhcad dawadeedkiina waxa innaga xakameeyay Guddida mihnadleyaasha caafimaadka, kuwan cuntada keenana in loo sameeyo mihnadlayaal  way mudan tahay cuntooyin faro badan oo aanay habboonayn in la quuto ayaa Somaliland la keenaa. Waana mushkilad caam ah oo dalkeenna haysata. Waxaan xukuumadda ugu baaqayaa in Guddi arrintaas ka shaqeysa ay ku dhawaaqdo oo waliba loo soo iibiyo laababkii shaydbaadhka ee ay ku hawl-geli lahaayeenna,”Ayuu intaas ku daray Xildhibaan Maxamed-weli oo ka tirsan aqalka odayaashu.

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories