Garabka Isbahaysiga Murrashixiinta Kulmiye Oo Qaadacay Shirka Golaha Dhexe
“Muuse u daba fadhiisan mayno xisbi caddaalad daro ah”Maxamed Biixi Hargaysa(SLpost)-Musharaxiinta xisbiga Kulmiye dhexdiisa xilka madaxwaynenimo ugu tartamaya ayaa qaadacay shirka golaha dhexe ee xisbiga...
Ma xor baad tahay mise xayirane?
Adoonsi iyo adoonimo waxey si cad oo aan caad saarneyn u jireen wakhtiyadii hore ee lasoo dhaafay, imika way tirtirmeen oo wax aad odhanaysid...
Marwo Aamina Waris oo Shaacisay inay Xubinimadeedii Golaha Dhexe uga tanaasushay Haweenay Kale iyo Sababta ka dambaysa
Hargeysa(SLpost)- Marwada madaxweynaha Somaliland, Marwo Aamina-waris Maxamed Jirde, ayaa sheegtay inay xubinimadeedii golaha dhexe ee dhawaan Muuse Biixi ku daray xisbiga KULMIYE uga tanaasushay...
Hogaanka Kulmiye oo u Riyaaqay Go’aanka Guddida Xal u Helidda Khilaafka Xisbiga
Hargaysa(SLpost)-Hoggaanka sare ee xisbiga Kulmiye ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay guddigii dhawaan madaxwaynaha Somaliland u magacaabay xal u helida khilaafka Kulmiye iyo...
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore
Hargaysa(SLpost)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md Maxamed Biixi Yoonis, ayaa xilkii wasaaraddaas si rasmi ah ugu wareejiyey...
Guddidii Madaxweynuhu u Saaray Hubinta Khilaafka Kulmiye oo Natiijada Shaqadooda ka Warbixiyey
Hargeysa(SLpost)-Guddidii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u magacaabay hubinta Halka uu ku lug leeyahay khilaafka Kulmiye iyo kormeerka sida hawshu u socoto ayaa maanta warbixin natiijo...
Madaxweynaha Somaliland oo Xadhigga Ka Jaray Xarrun Waxbarasho oo Kuwayt ka Hirgalisay Hargeysa
Hargeysa(SLpost)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa saaka xadhiga ka jaray Xarunta Agoomaha ee ay maalgelisay Dawlada Kuwait, dhismahan ayaa gaar u ah hablaha...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

