Hargeysa(SLpost)-Xisbiga Waddani ayaa magacaabay xilil cusub oo uu ka mid yahay xoghayaha cadaalada ee xibiga iyo ku xigeenka xoghayaha siyaasada, waxaana qoraal uu uu soo saaray xisbigu oo uu ku saxeexnaa gudoomiyaha xisbiga Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cadillahi (Cirro) waxa uu u dhignaa sidan
EF/XIS/WAD/XDH/2280/2015Taariikh: Dec 28,2015
KU:Barkhad Jaamac Xirsi=Hargeysa=
KU: Maxamed AbiibYuusuf=Hargeysa=
KU: Yoonis Axmed Yoonis=Hargeysa=
KU:Axmed Cabdillahi Xuseen(Al-imam)=Hargeysa=
OG: Xoghayaha Guud ee Xisbiga WADDANI=Hargeysa=
OG: Guddida Fulinta Xisbiga WADDANI=Hargeysa=
Ujeeddo: Magacaabis Xilal.
Markaan darsay:Qodobka 28aadiyo 29aadeeXeerka Xisbiga WADDANI
Markaan Arkay: Baahida loo qabo in la buuxiyo xilalkan
Markaan la Tashaday: Xubnaha Hoggaanka Xisbiga WADDANI
Markaan ku Qancay:Kartida iyoAqoonta Xubnahan
Ka dib la-tashi uu sameeyey hoggaanka xisbiga waddani wuxuMaanta oo taariikhdu tahay December 28, 2015kago’aamiyey in la magacaabo xubnahan hoos ku qoran:
|
No |
Magac |
Xil |
|
1. |
Md. Barkhad Jaamac Xirsi |
Xoghayaha Caddaaladda |
|
2. |
Md. Maxamed Abiib Yuusuf |
Ku-Xigeenka Xoghayaha Siyaasadda |
|
3. |
Md.Yoonis Axmed Yoonis |
Ku-Xigeenka Xoghayaha Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha |
|
4. |
Md. Axmed Cabdillahi Xuseen (Al-imam) |
La-taliyaha Guddoomiyaha ee Arrimaha Waxbarashada iyo Tacliinta sare |
Waxan illaahay uga baryeynaa inay ku soo biirin-doonan Xisbiga WADDANI fikradocusub iyagoo kaashanayaaqoontooda iyo kartidooda.
ALLA MAHAD LEH
Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cadillahi (Cirro)
Guddoomiyha Xisbiga WADDANI

