Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

“Waxaanu Golaha Horgayn Doona Waa Shanxeer Oo Aduunyada Oo Dhami Nagu Qiimayndoonaan”Xildhibaan Obama

Hargeysa(Slpost)-Xildhibaan Obama ayaa doobalka ka qaaday inay golaha wakiialda hor keeni doonaan xeerar qaranka u muhiim ah, kuwaas oo uu ku sheegay shan xeer. https://youtu.be/0FvRyj-bfX0

Ciidamada Laanta Socdaalka Wajaale Oo Soo Qabqabtay 200 Oo Tahriibayaal Itoobiyan Ah

Soo Qabshada tahriibayaashan ayaa daba socota goaanka xukuumadu aya ka qaatay dadka sharcidarada ku soo gala dal isla markaasna ku jooga.   https://youtu.be/DBDdZFE0iv4

Madaxweyne Siilaanyo Oo Dhaam Biyood Weyn u Dhagax Dhigay Laasgeel

Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhaambiyood weyn ka dhagax dhigay deegaanka Farodeero oo ka mid ah degmada Laasgeel, dhaamkan oo ay ku deeqeen dalka Imaaraadka Carabta.   https://youtu.be/oe5E8GXVvaI

Nin Sixiroole Ah Oo Lacagtii Sarifka Ka Dhacay Mid Ka Mid ah Sariflayaasha Hargeysa

Hargeysa(SLpost)-Nin Sixiroole ah ayaa lacagtii sarifka ee doolarka ka dhacay nin miherad sarif ku haysta agagaarka xarunta ganacsiga ee Hadiya ee badhtamaha suuqa Hargeysa. Nikan...

Baarlamaanka Somaliya Oo Meelmariyay Xeerka Saxaafada Somaliya

Muqdisho(SLpost)Xildhibaannada baarlamaanka Somalia ayaa maanta meel-mariyay Sharciga Saxaafadda Dalka, kaddib kulan ay Muqdisho ku yeesheen, iyadoo sharcigan muddo ay xildhibaannadu ka doodayeen. Kulankii baarlamaaka ee...

Maayarka Caasimada oo Dalka Ku Soo Laabtay Kadib Socdaal Shaqo Oo Dibada Ah Fariina U Diray Shacbiga Hargeysa

Hargeysa(SLpost)-Maayarka caasimada Cabdiraxmaan Soltelco ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku tagay dalalka Sweedan iyo Ethiopia, waxaanu daboolka ka...

Masuuliyiinta Jaamacada Camuud Oo Ka Haday Nin U Xidhan

Jaamacada Camuud ayaa ka hadashay nin u xidhan oo ay ku eedeeyeen inuu ku soo xadgubaday dhulka jaamcada. https://youtu.be/esOsM4Us-2c

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img