Muwaadin Kale oo Ku Dhawaaqay in uu u Sharaxn yahay Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga WADDANI
Hargeysa(SLpost)- Siyaasi kale ayaa maanta caddeeyay hankiisa siyaasaddeed ee matalidda xisbiga WADDANI. Muwaadinkan ayaa cadeeyay in uu u sharaxan yahay jagada musharaxa madaxweyne ee...
“Wasaarad Aannay Miisaaniyadda Sanadka Wax u Kordhini Ma Jirto ” Wasiir Samsam oo Odoroska Miisaaniyadda 2016 Horgeysay Golaha Wakiillada
Hargeysa(SLpost)- Kalfadhigii maanta u furmay golaha wakiilada oo uu shir-gudoominayey Baashe Maxamed Faarax ayaa warbixinta odoroska miisaaniyad sanadeedka 2016ka ka dhagaystay wasiirka maaliyadda. Wasiirka Maaliyadda...
Xisbiga Waddani oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Mudaharaadkii Gabiley ee Lagu Aflagaadeeyay Xisbiga
Hargeysa(SLpost) - Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa sheegay in xukuumaddu abaabushay mudaharaad ka dhan ah Waddani oo dhawaan ka dhacay magaalada Gabiley. Waxa...
Guddoomiye Saleebaan oo ka Hadlay Khilaafaadka Xisbiyada iyo Sii Hogaamintiisa Guurtida
Hargeysa(SLpost)- Saleebaan Maxamuud Aadan, Guddoomiyaha aqalka guurtida, yaa ku dooday inaanay jirin khilaafaad asxaabta u dhexeeya oo muujinaya burbur asxaabta ku yimaada ama saamayn...
HORUMARI HANNAANKA FEKERKA!
Tan iyo waagii la abuuray goor iyo ayaan ba, aadanuhu wuxuu ku jiraa halgan uu tayada noloshiisa ku hagaajinayo. Qalab hor leh ayuu alkumaa;...
Xildhibaan ka Mid ah Golaha Deegaanka Ceerigaabo oo Walaac ka Muujisay Sun ku soo Caaridday Xeebta Gobolka Sanaag
Ceerigaabo(SLpost)- Xildhibaan Qamar Maxamed Saalax (Qamar Talleex) oo ka mid ah Golaha deegaanka ee degmadda Ceerigaabo ayaa qaylo dhaan ka muujisay sun badda lagu...
Xageed ku Socotaa? Bal Miisaan Maalmaha Nolosha ee Isguraya
Illaahay waa qani, danbi dhaafe adoomaha naxariista wada gaadhsiiya. Waxa maalmuhu i bareen in Alle qofka sida uu jecel yahay ama haabka uu ku...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

