Wasiirka Gaashaandhiga oo ka Hadlay Cawaaqibka ka Dhallan Kara Ciidamada Cirka Soomaaliya oo Turkigu Dib u Dhisayo
Hargeysa(SLpost) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa dawladda Turkiga ugu baaqay inaanay ciidan colaad cusub abuura ka samaynin Soomaaliya oo...
Afti Muujisay in Aqlabiyadda Dadweynaha Ingiriisku ka soo Horjeedaan in Dawladoodu Weerar ku Qaado Suuriya
London (SLpost)- Dadweynaha dalka Boqortooyada Ingiriiska, ayaa si lama filaan ah uga soo horjeestay in dalwaddoodu weerar ku qaado goobaha ay haystaan kooxda ISIS...
Dhibaatooyinka Caafimaad ee Caruurta Hurdada ku Kaadsha iyo Waxyaabaha Sababa
Hargeysa(SLpost)-Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame (Sheekh-Jaabir), oo kamid ah Culimada Hargeysa ee dhinaca Caafimaadka Bulshada ka shaqeeya, ayaa ka hadley dhibaatooyinka iyo waxyaabaha kalifa Caruurta...
Dhaxalkii Askariga! Qeybta Lixaad
Maqaalkii hore waxa aynu ku soo faaqidnay qaybtii hore ee astaamaha maadiga ah ee qofka hogaamiyaha loo dooranayo lagu soo xusho, maanta waa qaybtii...
ILMADII HOOYADA: Buug laga Qoray Dhibaatooyinka ku Gedaaman Tahriibka oo Hargeysa Lagu Soo Bandhiggay
Hargaysa(SLpost) -Munaasibad lagu soo bandhigayey buug ka hadlaya aafada tariibka ayaa habeenkii xalay waxa lagu soo bandhigay hoolka Jaamacadda Edna ee Magaalada Hargaysa. Buugan oo...
Indhahaygii Meeye?
Waa gabadh da’da dhexe ah, waxay ka soo jeeddaa reer diimeed quraan ruug ah, dhererkeedu waa gobol ah, midab ka aabbaheed bay ka raacday...
Shirka Iskaashiga Shiinaha iyo Afrika oo ka Furmaya Koonfur Afrika
Johannesburg(SLpost)-Shir ballaadhan oo ku saabsan iskaashiga Shiinaha iyo Afrika ayaa ka furmaya magaalada Johannesburg ee South Africa. Waxaana la filayaa in dalka labaad ee...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

