Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

Maraykan oo Xaalad Amaan u Adkaynaya Galista Dalkiisa 

Washington(SLpost)-Kaddib, weerarkii Paris iyo California ka kala dhacay ee dhimashada badan sababay ayaa keenay in madaxda Mareykanka ay soo jeediyaan laba hab oo dadka...

Sababta ay taariikhda Somaliland muhiim ugu tahay inuu barto oo uu daraaseeyo qof kasta oo Somalilander ah – W/Q:

Waxaan u jeedaa markaan leeyahay sidaan hadii aanad barran isku hawlin inaad wax ka ogaato taariikhdaada soo jirtay intaanad dhallan waxad ahaanaysaa qof intuu...

Mujaahid Xasan Guure oo u si Adag ugu Jawaabay Moorgan

Hargeysa(SLpost)-Mujaahid Xasan Guure Jaamac, guddoomiyaha madasha wadatashiga iyo toosinka Qaranka Somaliland ayaa jawaab kulul oo manasheegasho ah siiyay Jeneraal Moorgan oo ka tirsanaa saraakiishii...

Wefti Jigjiga ka Socda oo Somaliland lagu soo Dhaweeyey

Hargeysa(SLpost)- Wasiirro iyo agaasimayaal ka tirsan dawlad degaanka Ethopia oo uu hogaaminayo wasiirka ganacsiga ee maamulkaasi ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Wajaale ee xuduudka...

Wasiir-xigeenka Warshadaha oo ka Waramay Baaskoolad Lagu Qabtay Isagoo Xafiiskiisa Jooga

Hargeysa(SLpost) - Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Warshadaha Somaliland Md Cali Maxamed Axmed, ayaa ka sheekeeyay dhacdo dhexmartay isaga iyo nin xildhibaan ah oo la...

Guddoomiyaha Guurtida oo Magacaabay Xoghayaha Golaha oo uu Iska Casillay Wasiirka Waxbarashadu

Hargeysa(SLpost)- Muddane Cabdinaasir Aadan Beegsi  ayaa noqonaya xoghayaha golahaasi, kadib markii maanta oo ay bishu tahay 7dii-12-2015 uu guddoomiyaha golahaasi u magacaabay xilkaas isaga oo...

Sixir Bararka iyo Sarifka Samadaa Marayaa Xukuumaddaa Sabab u ah

  Inta badan bulshada somaliland waa kuwo dan yar ah oo noloshaadu ku tiirsantahay xaaldo adag oo dhaqan dhaqaale isha ugu mudan ee uu ku...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img