Monthly Archives: December, 2015

spot_imgspot_img

CISBITAALKA GUUD: Goob Wasaaradda Caafimaadku Bukaanka Ku Baadhato

  Cusbitaalka guud ee Caasimadda Hargeysa, ayaa ah goob caafimaad oo Xukuumaddu gacanta ku hayso isla markaana ah goob dawladdu leedahay oo ah xarun caafimaad...

Marwo Aamina Waris oo Cusbitaalka Dhimirka ee Berbera Gaadhsiisay Daawooyin iyo Xoolo 

  Hargeysa(SLpost)- Marwada Koowaad ee Qaranka Jamhuuriyada Somaliland  Marwo Aamina Waris Sheekh Maxamed Jirde Oo ku guda jirta socdaal ay ugu soo kicitintay Gobolada Togdheer...

Hargeysa: Komishanka Xuquuqal  Insaanka oo Qabtay Xuska Maalinta Xuquuqal Iisaanka Adduunka

Hargeysa(SLpost) – Sanad kasta 10ka bisha Diisambaar dunida waxa laga xusaa maalinta xuquuqda aadamaha oo caalami ahaan la isula qaatay, islamarkaana maanta ayaa Komishanka xuquuqal...

Komishanka Doorashooyinka Qaranka oo ka Hadlay u Diyaargarawga Doorashada

Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha guddida doorashooyinka qaranka Cabdiqaadir Iimaan Warsame, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu ku sharaxay hawlaha doorashada ee ay abaabulkeeda gacanta...

HAMBALYO MEHER WACAN: Cabdifataax Maxamed Sh. Xuseen iyo Niciima Khadar Aadan

  Dhammaan asxaabta hoos ku qoran waxa ay hambalyo meher barkhadeed u dirayaan Mudane Cabdifataax Maxamed Sheekh Xuseen Aadan iyo Marwo Niciima Khadar Aadan oo...

Pakistan iyo India oo Muddo Badan Kadib Heshiis Hor-dhac ah Gaadhay

Islamabad(SLpost) - Pakistan iyo India ayaa ku heshiiyey inay sii wadaan wadahadallo mug weyn oo lagaga hadlayo arrimaha ay labada dhinac isku hayaan, kaddib...

Xukuumadda oo Waxba Kama Jiraan ku Tilmaantay Warbixin Xarunta Xuquuqal Insaanku soo Saartay

Hargaysa(SLpost)-Xukuumadda Somaliland aya ka jawaabtay warbixin sannadeed ay soo saartay xarunta xuquuqal iinsaanka Somaliland ee Human Rights Centre oo ka warantay tacdiyada dalka Somaliland...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img