HomeCISBITAALKA GUUD: Goob Wasaaradda Caafimaadku Bukaanka Ku Baadhato

CISBITAALKA GUUD: Goob Wasaaradda Caafimaadku Bukaanka Ku Baadhato

Date:

Related stories

Somaliland Leaders Join Major Diplomatic Rally at UN Headquarters in New York

NEW YORK (SLpost)- A delegation of senior Somaliland officials,...

Somaliland President Meets Israeli UN Envoy as Diplomatic Push Continues in New York

New York (SLpost)- Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi (Irro)...

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

 

Cusbitaalka guud ee Caasimadda Hargeysa, ayaa ah goob caafimaad oo Xukuumaddu gacanta ku hayso isla markaana ah goob dawladdu leedahay oo ah xarun caafimaad oo qaranku leeyahay, laguna daweeyo guud ahaan bukaanka caasimadda Hargeisa iyo guud ahaan bukaanka dalka ee la soo gaadhsiiyo cisbitaalka guud.

Hadaba Cisbitaalka guud ayaa ku qalabaysan guud ahaan qalabka caafimaad ee bukaanku u baahan yahay intiisa badan ama qalab ahaan agabka caafimaad ee dalka yaalla oo dhan iyada oo si gaar ah loogu shaqeeyo dadka Masuuliyiinta Iyo dadka jeebkoodu ladan yahay.

Cisbitaalka guud ee Hargeysa, ayaa tallaabo kasta oo la qaadaa ay tahay lacag,waxaana bukaanka laga qaadaa kharashaad aannay awoodin bukaanka cisbitaalka u imanaya ama loo keenayo in lagu daweeyo, waxaana ugu daran oo lacag aanay awoodi karayn laga qaadaa bukaanka ku jira.

I.C.U Waa Xarunta gurmadka degdega ah gaar ahaan qaybta Oxygen (O2) lagu xidho Bukaanka Mirkoodu maqan yahay xaladooduna culus tahay ee Koomada ku jira  ..bukaanka xaladaasi ku jira ayaan habeen walba laga qaada lacag dhan 50,000 oo Somaliland Shilin, iyadoo aanay jirin lacgahaasi   wakhtitigii Xukuamdii Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin. Bukaanka ku jira qaybta (I.C.Uga ) Waxaa kale oo lacag xad dhaaf ah laga qaadaa bukaanka u baahan in la dhigo qolalka cusub ee dambe oo lagu kireeyo halka habeen lacag dhan 15 dollar,isla markaana u dhiganta 120,000 oo Somaliland shilin ah   lacagatana oo sadex goor laab ka badan  intii laga qaadi jiray  markii Xukuumaddii UDUB  oo dhamayd 30.000 (Soddon kun) oo Somaliland shilin ah.

Qaybta lagu sifeeyo kelyaha waa horumar ku soo kordhay dhanka adeega Caafimaadka cisaabitlka baahi wayna loo qabay

balse dadka danyarta ayaan awoodin dhaqaalaha buuran ee laga qaado  taas oo Marwalba bukaanka laga qaado lacag dhan 400,000 oo Somaliland Shiling ah  .

Hadda bukaanka lacagta laga doonayo waa dad danyar ah oo la daala  dhacayaa Nolosha qutal daruuriga ah  oo ay u  dheer tahay sixir bararka baahsan ee Dalka hadheeyey

Hadaba Xukuumadda oo ku faanta in ay wax wayn ka qabatay adeegyada Caafimaadka bulshada ayaa ah mid ka xoogsata bukaanka oo lacago xaddhaaf ah kaga qaada bukaanka cisbitaalka kaliya ee shaqeeya ee ay gacanta ku hayso oo ah Cisbitaalka guud ee Hargeysa.

Qore :  Saxafi Saciid Cagjar.

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories