SOOMAALIYA: Wararkii U Dambeeyay Ee Weerarka Hotel Saxafi iyo Amisom oo Soo Afjaray
. Muqdisho(SLPost) - Ciidamada Ammaanka Somalia oo kaashanaya kuwa midawga Africa ee Amisom, ayaa sheegay inay ku guulaysteen soo afjaridda weerarkii hotel Saxafi. galinkii hore...
Eed ha qaadin!
Masuuliyaddu ama xilku sidaad mooday maaha wax lacag, Magac, Maamuus, Sharaf iyo Haybad laga kasbado waa ay qodxo, xagtimo, xurguf iyo hantaaqo badantahay oo...
MA BANAANA IN MADAXDA MUSLIMIINTA MINBARADA LAGA CEEBEEYO
Quraanka kariimka iyo sunaha Nebigeena (SCW) labaduba waa inay aynu ku dhaqano oo ka muujino waaqac. Maaha Quraanku mid loo soo qaato halku dhig,...
Maxaa ka Qabsoomay Shirkii Xalay Madaxweynuhu Ku Dhexdhexaadinayey Kulmiye, Yaase Ballanka ka Baxay?
Hargeysa (SLpost) – Kulan habeenkii xalay madaxweyne Siilaanyo la lahaa garabyada isku haya khilaafka Kulmiye, ayaa waxa kasoo xaadiri waayey, isla-markaana ku badhi furay...
Waxa I soo jiitay Qaabka ay Doodda u Qaybinaysay
Waxan jeclaystay sida farshaxanimada iyo cod karnimada leh ee ay u daadahaynaysay, marnaba kamaan xiisa goyn dhagahayguna way sii jeclaysanaayeen marba marka ka dambaysa. Inkasta...
Xildhibaan Cartan oo Cabashada Garabka Isbahaysiga Musharixiinta Kulmiye Ku Sababeeyay Kalsooni Daro ay ka Qabaan Codka ay Helayaan
Hargaysa (SLpost):- Xildhibaan C/raxmaan Yuusuf Cartan oo ka mid ah mudaneyaasha golaha Wakiiladda Somaliland ayaa si adag u naqdiyay xubihii wasiiradda ahaa ee iska...
MUQDISHO: Huteel Lala Beegsaday Qaraxyo iyo Dagaal Ka Dhex Socda
Muqdisho(SLpost) -Ugu yaraan 5 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka badana way ku dhaawacantay weerar subaxnimadii hore ee Axaddan maanta lagu qaaday hotelka...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

