HomeWaxa I soo jiitay Qaabka ay Doodda u Qaybinaysay

Waxa I soo jiitay Qaabka ay Doodda u Qaybinaysay

Date:

Related stories

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

Taiwan Counters China’s Claims, Highlights Somaliland’s Support for Partnership

Hargeisa (SLpost) — The Taiwan Representative Office in the...

 

Waxan jeclaystay sida farshaxanimada iyo cod karnimada leh ee ay u daadahaynaysay, marnaba kamaan xiisa goyn dhagahayguna way sii jeclaysanaayeen marba marka ka dambaysa.

Inkasta oo ay doodu ahayd mid xaasaasi ah, hadana waxaa xiisa gaar ah u sii yeelayay habka uu wariyuhu u daadihinaayay dooda, haddii ay tahay qaab su’aaleedka, cod karnimada, dhexdhexaadinta, iyo waydiimaha ay afkooda kala baxaysay ka qaybgalayaasha dooda.

Hadaba waxaan ka mid ahaa dadkii nasiibka u helay dhagaysiga doodan oo ka baxaysay idaacada VOA-da qaybteeda afka Soomaaliga gaar ahaan barnaamijka falanqayta todobaadka Jimcihii Shalay,taasi oo ku saabsanayd khilaafka siyaasadeed ee xisbiga kulmiye. Doodan

 

oo ay isku arkeen xubno fikirka siyaasadeed aad ugu kala tagsan sida Xuseen Axmed Caydiid oo ah Wasiirkii hore ee Cadaalada, Jaamac Shabeel oo ah gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye iyo Maxamed Xaaji Maxamuud oo ah nin aqoon yahan ah ayaa waxa daadihinaysay Weriye Sahra Ciidle Nuur oo ka tirsan Weriyayaasha VOA-da oo runtii soo bandhigtay Kartida, hibada iyo cod karnimada uu ILAAHAY u siiyay daadi-hinta doodaha noocan oo kale ah oo noqonaysa mid runtii aad u meeqaam saraysa marka la barbar dhigo doodaha ay daadihiyaan Weriyayaasha dhalinyarada ah ama dhigeeda ah ee aynu ka dhagaysano ama ka daawano Wakaaladaha wararka ee ku baxa Af-ka Soomaaliga sida idaacadaha iyo Telefiishanada.

Qalinkii Cabdinaasir Xasan Diiriye

Email: Sahaf001@gmail.com

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories