HomeHoggaamiyaha Al -Qaacida ka Hadlay Xoraynta MASAR iyo SHAAM Qirayna Khilaaf Dhexdooda...

Hoggaamiyaha Al -Qaacida ka Hadlay Xoraynta MASAR iyo SHAAM Qirayna Khilaaf Dhexdooda Ka Jira.

Date:

Related stories

The BK–Weedhsame Brawl: Behind the Noise Lies a Broken Music Industry

The argument between two visible artists may attract the...

Somaliland NEC Meets Taiwan Envoy to Review Progress on Electoral Management System

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland National Electoral Commission (NEC) has...

Somaliland Parliament Names Somalia Officials in Resolution on Abdinasir Dahable Killing

Hargeisa (SLpost)- The Somaliland House of Representatives has approved...

Somaliland Interior Minister Meets Taiwan President

Taipei (SLpost) — Somaliland’s Minister of Interior and National...

Security Concerns Rise in Hargeisa as Reports Emerge of Soldiers Allegedly Linked to Al-Shabaab

Hargeisa (SLpost)- Security concerns have intensified in Hargeisa following...

 

 

Hargaysa(SLpost)-Hoggaamiyaha Al Qaacida Ayman Al Dawaahiri ayaa soo diray canjalad maqal ah oo ka kooban shan iyo toban daqiiqo oo uu kaga hadlayo waxa ka dhacaya caalamu islaam,isagoo si xoogan uga hadlay khilaafka hoose ee ka dhex jira kooxdiisa.

Waxa uu ka hadlay dalalka reer galbeedka, waxaanu kooxdiisa u soo jeediyay inay weeraraan , isagoo sheegay in loo baahan yahay in  laga fuliyo dalalka reer galbeedka weeraro ay qoomameeyaan sida kuwii  11 September.

“Dharbaaxo ku dhacda Galbeedka, siiba Maraykanka, halkooda ugu tagta. Iyo weeraridda danahooda ku kala firidhsan meel kasta. Taageerayaasha Israa’iil waa in ka qoomamayeen gefafka Israa’iil ka gashay Islaamka iyo Muslimiinta. Waa in aynu sii wadnaa falalkii ay dhagax-dhigeen mujaahidiintii duullaannadii 11-ka September ee barakaysnayd, iyo weerarradii Madrid, Baali, Landhan iyo Paris” ayuu yidhi hoggaamiyaha al qaacida.

Waxaanu intaasi ku daray in loo baahan yahay  dawlad islaami ah oo laga dhiso Masar iyo shaam “Ka yagleelidda dawlad Muslim ah Masar iyo Shaam, si ummadda loogu duwo xoraynta Falastiin. Si taas loo helana waxa lagama maarmaan ah midnimo, khilaafka oo la afjaro iyo joojinta dirirta mujaahidiinta dhexdooda ka aloosan.”ayuu yidhi.

Waxa Waxa uu ka marag kacay in khilaaf hoose ka dhex aloosan yahay kooxaha ku abtirsada ururkiisa, waxa uuna dhawr jeer ugu baaqay midnimo,waxaanu sidoo kale sheegay In xukuumado uu ku tilmaamay ‘muslimiin’ laga ag dhiso dawladda Israa’iil, si buu yidhi looga aar goosto yuhuudda iyo xulafoodadu waa daruuri

 

Kadar Kaariye
Kadar Kaariyehttps://somalilandpost.news
Founder & Editor-in-Chief | Somalilandpost News Kadar Kaariye is a Somaliland journalist, media entrepreneur, and the Founder and Editor-in-Chief of Somalilandpost News, an independent bilingual digital news organization established in August 2011. Since its launch, Somalilandpost News has grown into one of Somaliland's recognized online news platforms, providing comprehensive coverage of politics, diplomacy, governance, business, security, and regional affairs across Somaliland, the Horn of Africa, and the wider international community. With more than a decade of experience in digital journalism, Kaariye has overseen the editorial direction and strategic development of the publication, emphasizing factual reporting, balanced analysis, and timely coverage of major political and socio-economic developments. Under his leadership, Somalilandpost News publishes news and feature stories in both English and Somali, serving readers within Somaliland and the global Somali diaspora. As Editor-in-Chief, Kaariye manages editorial policy, newsroom operations, investigative reporting, and multimedia publishing while maintaining professional journalistic standards and editorial independence. His work has focused extensively on Somaliland's democratic development, foreign relations, regional security, economic affairs, and international recognition efforts. In addition to leading Somalilandpost News, Kaariye has contributed to the advancement of digital media by expanding the organization's online presence across multiple platforms and strengthening its role as a trusted source of breaking news, in-depth analysis, and public-interest journalism. EMAIL: kaariye@somalilandpost.news Headquarters: Hargeisa, Somaliland

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories