Monthly Archives: November, 2015

spot_imgspot_img

Kuma ayaa uu Noqon karaa Hogaamiyaha Wanaagsan?

  Hadii aad doonaysid in aad shaqo kor uqaado ama aad rabto in aad bilawdo ganacsi aad leeday mahawlyara dariiqada iyo wayga aad uhoyaaminaysaa,waayo waxaa...

Wasiir-xigeenkii Hore ee  Ciyaaraha oo Sharaxay Dib u Dhaca Ciyaaraha, Xilkiina Wareejiyay

Hargeysa(SLpost)-Wasiir-xigeenkii hore ee wasaaradda dhallinyarada, ciyaaraha  iyo dalxiiska, imikana ah wasiir-xigeenka wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare Mudane Yuusuf Cismaan Garas ayaa maanta wareejiyay xilkii...

SOOMAALIYA: Hudheelada Muqdisho oo Amar Amniga ku Saabsan Lagu Soo Rogay

Muqdishu(SLpost)-Hay’adda Nabadsugida Somaliya ayaa amarro cusub oo dhinaca amniga ah dul-dhigtay hoteellada Muqdisho, kaddib kulan madaxda hay’addaha ammaanka iyo mulkiilayaasha hoteellada ku dhex maray...

Askarigu waa Astaanta Nabadgelyada iyo Jiritaanka uu Wadan leeyahay

  Salaan kadib , Bushoyinka Afsomaliga ku hadla  markay doonayaan in ay  cid ay  wax ku diidan yihiin dhaliilaan waa wax iska Caadi ah in...

Afhayeenka Madaxtooyada oo Xilkii Kala Wareegay Afhayeenkii Hore

  Hargeysa(SLpost)- Afhayeenkii hore ee madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa maanta xilkii ku wareejiyay afhayeenka cusub ee madaxtooyada.   Xilwareejintan ayaa ka mid ahayd xilwareejinta guud ee...

Wasiir Cukuse Oo Sheegay Inuu Codkiisa Siinayo Musharaxiinta Isbahaystay, Kana Waramay Sababta uu Wasiiradii Iscasillay uga Hadhay

  Hargeysa(SLpost) - Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, ayaa shaaciyay inuu codkiisa siin doono musharaxiinta isbahaystay marka la gaadho shirka golaha dhexe ee Kulmiye.   Waxa...

Xilkii Wasaaradda Madaxtooyada oo Maanta lala Kala Wareegay

Hargeys(SLpost)-Wasiirkii hore ee Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa saaka si rasmi ah xilkii wasaaradaas ugu wareejiyay Wasiirka cusub ee madaxtooyadda Maxamuud Xaashi...

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Must read

spot_img