MUUQAAL: Wasiirkii Hore ee Ciyaaraha oo Xilkii Wareejiyay
Hargeysa(SLpost)-Wasiirkii Hore ee wasaaradda Dhallinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska Axmed Cabdi Kaahin (Casood) ayaa xilkii uu dhawaan iska casillay ee wasaaraddaas ku Wareejiyey wasiirka cusub...
Wasiirka Beeraha oo isku Shaandhayn ku Sameeyay Agaasime Waaxeedyada Wasaaradiisa
Hargaysa(SLpost)Wasiirka Wasaaradda Beeraha Somaliland Dr. Maxamed Aw Daahir Ibraahim ayaa isku shaandhayn iyo magacaabis ku sameeyey Agaasime waaxeedyada Wasaaaradda Beeraha. Warsaxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka...
DEGDEG: Diyaarad ku Dhacday South Sudan oo ay Dad ku Dhinteen
Diyaar nooca xamuulka qaadda oo uu Ruushka sameeyay ayaa burburtay waxyar un kaddib markii ay ka duushay gagida diyaaradaha ee caasimadda South Sudan ee...
Shirweynaha Sideedaad ee Deegaanka Geeska Afrika oo Hargeysa ka Furmay
Hargeysa(SLpost)– Madaxweyne kuxigeenka Jamhuuriyadda Somalialnd Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylaci ayaa maanta furay shirweynaha sideedaad ee ilaalinta deegaanka Geeska Afrika oo sanadkasta lagu qabto...
“Xisbigayagu Ilaa Hadda Musharax Buu Leeyahay Inkasta Oo Siyaasaddu Isbedbedesho..” Eng Faysal Cali Waraabe
Hargeysa(SLpost) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, oo la waydiiyay inuu leeyahay han musharaxnimo ayaa sheegay in ilaa hadda...
Xubin ka Tirsan FIFA oo Maxkamad la Soo Taagay
Qaban qaabiyihii ciyaarihii koobka adduunka ee Brazil lagu qabtay 2014kii, ayaa diiday inuu musuqmaasuq ku lug yeeshay uuna qaatay malaayiin dollar oo laaluush ah. Jose...
SHAASHADA SHAASHADDA
Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com 4/11/20150, Hargeisa Cinwaanku waa laba erey oo aan qoraal ahaan kala fogayn oo xaraf Da’ ah oo keliya ayay...
Subscribe
- Never miss a story with notifications
- Gain full access to our premium content
- Browse free from up to 5 devices at once
Must read

